Hoggaamiyihii Mucaaradka Suudaan Xasan Al-Turaabi oo ku Geeriyooday Magaalada Khartuum
KHARTOUM, (HargeisaPress) —Hoggaamiyaha Mucaaradka Suudaan, Sheikh Xasan Al-Turaabi oo aad uga soo Horjeeday Siyaasadaha Xukuumadda Dalkaas ayaa dhintay, kaddib markii uu wadnuhu istaagay Sabtidii...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Kormeer Ku Tegay Garoonka Kubadda Cagta Ee Hargeysa Stadium Oo Dhakhaatiir...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta kormeer ku tegay garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium oo ay gargaar...
Badhasaabka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jaray Saldhig Boolis Oo Laga Hirgeliyay Wajaale
Tog-Wajaale (HP): Badhasaabka gobolka Gabiley C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa xadhiga ka jaray saldhig boolis oo cusub oo laga hirgeliyay degmadda Tog-Wajaale ee gobolka Gabiley.
Xadhig...
Guddida Abaaraha Oo Soo Saartay Awaamiir Adag Iyo Qodobo Muhiim U Ah Gurmadka...
Hargeysa ,(HargeisaPress) —Guddiga abaaraha heer qaran ee Somaliland oo maalmihii u danbeeyeyba kulamo uga socdeen madaxtooyada Somaliland ayaa xalay soo saaray awaamiir iyo qodobo...
Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland Oo Baabuur Lagu Wareejisay + SAWIRRO
Hargaysa (HargaisaPress) - Hay’adda caalamiga ah ee magaceedda loo soo gaabiyo Save the Children ayaa maanta laba baabuur oo Bas ah ku wareejisay wasaaradda...
Madaxweynihii hore ee DDSI oo maanta Xabsiga loo taxaabay
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynihii hore ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamed Cumar ayaa warbaahinta Itoobiya baahisay isagoo lagu sii waddo xabsiga.
Cabdi Maxamed Cumar ayaa...
Madaxwaynaha Somaliland Oo Tacsi U Direy Eheladii Iyo Qaraabadii Ay Ka Baxeen Dadkii Tahriibayaasha...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu shacbiga ka tacsiyadaynayaa masiibada ka...
Waa Maxay Ujeeddada Safarka Madaxweyne Cirro ee Gobolka Saaxil?
Hargeysa– Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa toddobaadka soo socda u safraya magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil oo soo dhawayntiisa looga diyaargaroobayo, sida...
Ciid Wanaagsan Dhamaan Akhristayaasha iyo bulsho-weynta Islaamka ee dunida, Ciidal Adxa awgeed Hambalyo
HargeisaPress — Bahda Shabakadda HargeisaPress oo idin leh dhamaan akhristayaasha, Bulshada reer Somaliland iyo guud ahaan bulsho-weynta Islaamka ee dunida, waxaanu munaasibada Ciidal Adxa...
Kulanka 1aad ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL iyo Guddida Hawlgalinta Xisbiyada Qaranka + SAWIRRO
Hargeysa,(HargeisaPress)– Komishanka Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland (KDQ) ayaa maanta si rasmi ah u qabtay kulankii ugu horreeyey ee isbarasho iyo is-xogwaraysi ah oo ay...