Madaxwaynaha Somaliland Oo Kormeer Maanta Ku Tagey Xarunta Taliska Ciidamada Booliska Somaliland Iyo Nuxurka Kalmado Uu Kasoo Jeediyey Xarunta Taliska

0
932

Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta guud ee taliska ciidamada Booliska Somaliland.

Madaxweynaha oo salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka booliska Somaliland ayaa ka qaybgalay bandhig ay ciidanku ka sameeyeen barxada taliska, oo uu taliye cabdilaahi fadal madaxweynaha tusay dhaqaalihii iyo cududii uu geliyey ciidamada midhihii ka dhashay, isagoo madaxweynaha siiyey warbixin dheer oo uu kaga waramay marxaladii uu ciidanku soo maray iyo doorka madaxweyne ahaan uu ku leeyahay dhismaha cududa ciidanka booliska, isagoo taliyuhu madaxweynaha u sheegay inuu yahay madaxweynihii u horeeyey ee booliska u dhagax dhiga dhisme intaasi leeg uguna deeqa saanad iyo gaadiid ay ku hawlgalaan wakhtiga shaqada qaranka ay ku jiraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here