Burco: Wasiirka Biyaha Oo Xadhiga Ka Jaray Ceel Biyood Riigg Ah

0
926

Burco (HP): Wasiirka wasaaradda horumarinta biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore, ayaa maanta xadhiga ka jaray ceel biyood riig ah oo ay hirgelisay wakaaladda biyaha magaaladda Burco.

Sidoo kale wasiirka biyaha oo ay wehelinayeen guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland iyo maamulka gobolka Togdheer iyo ka degmadda Burco, ayaa sidoo kale waxay dhagax dhigeen mashaariic dhawr ah.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here