Kulan Ku Saabsan Ka Hor Taga HIV/AIDs Oo Hargaysa Lagu Qabtay

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Komishanka heer qaran ee la dagaalanka HIV/AIDsΒ  ayaa kulan u qabtay qaar ka mida haweenka ku nool magaaladda Hargaysa. Kulankaasi ayay u...

Madaxweynaha Biixi Oo Kulan La Qaatay Shir Gudoonka Baarlamaanka iyo Komishankii Hore

0
Hargaysa (HP): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan xafiiskiisa kula qaatay guddidii hore ee komishanka doorashooyinka qaranka ee muddo-xileedkoodu dhammaaday. Sidaasina waxaa...

Beesha caalamka Oo Canbaareeyay Dib U Dhaca Doorashooyinka Somaliland

0
Brussels (HP): Dawladaha Somaliland ka taageera horumarka iyo dimoqraaddiyadda iyo ururo caalami ah ayaa walaac ka muujiyay dib u dhaca ku yimid doorashooyinka Somaliland. Warsaxaafadeed...

Faysal Cali Waraabe: Haddaan Helo Cid Aan Ku Aamino Xisbigayga Waan Uga Kacayaa Kursiga

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Dhawaan Somaliland waxaa lagu dhaariyay guddiga cusub ee doorashooyinka, hase ahaatee waxaa qaaddacay xisbiyada mucaaradka, oo uu ka midyahay UCID. Guddoomiyaha xisbigaas...

Somaliland oo Xabsiga Ka Sii Daysay Masuuliyiintii Xisbiga Waddani

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumada Somaliland ayaa waxa ay goor dhawayd xabsiga Madheera ka sii daysay masuuliyiintii Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo xidhnaa mudo...

Shaqaalaha Dekeda Berbera Oo Loo Xidhay Tababar ay Qaadanayeen Sanad iyo Badh

0
Berbera (Hargeisa Press): Qaar ka mida shaqaalaha dekeda Berbera ayaa loo soo xidhay tababar iyo aqoon-korodhsi u socday muddo sanad iyo badh ah. Waxaana munaasibad...

Golaha Amaanka oo Warbixin Ka Soo Saaray Xaalada Somalia

0
New York (Hargeisa Press)- Golaha Ammaanka QM oo warbixin kasoo saaray xaaladda Soomaaliya ayaa hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay in Soomaaliya ay ka...

Wasiirk Ku-Xigeenka Qorshaynta Oo Mucaaradka Ku Eedeeyay In Ay Nabadgeliyo Dalka Ka Abuurayaan

0
Hargaysa (HP): Wasiirka ku-xigeenka qorshaynta Somaliland Xuseen Ibraahim Β Buuni, ayaa ku eedeeyay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani in uu dalka ka hurinayo nabadgeliyo darro. Waxaanu...

Fanaanka Maxamed BK oo Bristol Ku Noolaynaya Dhaqanka Soomaalida

0
Bristol (Hargeisa Press)- Fannaanka caanka ah ee Maxamed BK oo caalamka si weyn looga yaqaanno ayaa muusiga u adeegsanaya inuu dhalinyarada Soomaalida ah ee...

Dagaal Culus oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo Ka Dhacay Ceerigaabo

0
Ceerigaabo (Hargeisa Press)- Warar hadda naga soo gaadhaya magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa sheegaya in deegaanka Waqa-dariya oo dhinac barri kaga beegan...