Kulan Ku Saabsan Ka Hor Taga HIV/AIDs Oo Hargaysa Lagu Qabtay

0
464

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Komishanka heer qaran ee la dagaalanka HIV/AIDs  ayaa kulan u qabtay qaar ka mida haweenka ku nool magaaladda Hargaysa.

Kulankaasi ayay u jeedadiisu ahayd sidii haweenku ay door muhiimadda uga qaadan lahaayeen sidii bulshadda looga wacyigelin lahaa xanuunka AIDs-ka.

Iyadoo ay kaalintooda uga qaadan lahaayeen sidii aan dadka xanuunkaasi la nool loo takoori lahayn ee ay bulshadoodda ula noolaan lahaayeen.

Halkan Ka Daawo Hadaladii Laga Jeediyay Kulankaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here