Sirdoonka Soomaaliya Ee NISA oo Sheegtay In Ay Tallaabo Ka Qaadayso Wariye Haaruun Macruuf...

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Hay’adda nabad-sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay inay tallaabada sharci ah ka qaadeyso Weriye Haaruun Macruuf oo ka mid...

Somaliland oo Ku Dhawaaqday Go’aan Ka Dhan Ah Shirkadaha Fly Dubai iyo Air Arabia

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland ayaa shirkadaha duullimaadyada ee Fly Dubia iyo Air Arabia ku amartay in aanay kasoo degi karin garoomada diyaaradaha Somaliland. Somaliland...

Xildhibaan Ismaaciil Maano oo Ka Warramay Saamaynta Sadhada Covid-19 ee Soomaalida Norway

0
Norway(HargeisaPress):- Cudurka Safmareenka ah ee sida xawliga ah weerarka ugu haya Aadamaha Dunida ee sida dhibta yar ugu fiday caalamka oo idil ee loo...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Kulan La Yeeshay Culimada iyo Dhakhaatiirta Boorama

0
Boorama (Hargeisa Press)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ahna gudoomiyaha guddida heer qaran ee ka hortagga iyo u diyaarawga xannuunka Coronavirus ayaa kulan magaalada Boorama kula...

Jawar Mohamed oo Ka Hadlay Khilaafka Cakiran Ee U Dhexeeya Madaxweyne Mustafe Cagjar iyo...

0
Addis Ababa (Hargeisa Press) – Jawar Mohammed ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Madaxda sare ee Dawladda Deegaanka Soomaalida, kaas oo sababay...

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad Deegaanka Soomaalida iyo Ciidamo Uu Wato oo Jigjiga Isaga Baxay

0
Jigjiga (Hargeisa Press) – Wararka naga soo gaadhaya magaalada Jigjiga ayaa waxaa ay sheegayaan in magaaladaasi uu isaga baxay Madaxweyne ku-xigeenka dawladda deegaanka Soomaalida...

Madaxweyne Biixi oo Tacsi U Diray Laba Masuul oo Geeriyooday

0
Hargaisa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi...

Xukuumadda Somaliland oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Hadal Ka Soo Yeedhay Soomaaliya

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland ayaa maanta jawaab kulul ka bixisay hadal shalay ka soo yeedhay dowladda federaalka Soomaaliya, kaasi oo ku saabsanaa Labadii...

DEG DEG: Hogaankii Nabad-geliyada Dowlad Deegaanka Soomaalida iyo Madaxii Baratakoolka Madaxtooyada oo Xabsiga Loo...

0
Jigjiga (Hargeisa Press) – Hoggaankii Nabadgelyada Xukuumadda Dawladda Deegaanka Soomaalida ayaa xabsiga loo taxaabay, kaddib markii uu Madaxweyne Mustafe Cagjar soo saaray digreeto uu...

Dowladda Sacuudi Carabiya oo War Ka Soo Saartay Qorshaha Xajka Ee Sanadkan

0
Riyadh (Hargeisa Press)- Wasiirka Xajka iyo Cumrada ee dalka Sacuudi Carabiya oo wareysi siiyey telefishinka dowladda ayaa dhammaan dadka Muslimiinta ah ka codsaday inay...