Somaliland oo Caalamka Ku Wargelisay Inay Duullaan Ku Soo Qaadayso Soomaaliya

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay sheegtay inay Ciidammo ka tirsan Soomaaliya iyo kuwo Maamul Goboleedka Puntland ka socdaa ay qorshaynayaan...

Qaaca Abaaraha, Is-qarinta Ganacsatada & Qabyada Abaabulka Shacabka

0
Ku gurmo Af, Adduu Aama abaabul, ogsoonow inaad kaalin ku leedahay oo ay Masuuliyadi ay cid kasta ka saaran tahay dadka ku sugan Xaaladda...

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo Daah-furay Barnaamij Wax Lagu Barayo Maxaabiista Jeelasha Dalka Ku Xidhan...

0
Hargaysa,(HargeisaPress)—Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi (Saylici), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Barnaamij wax lagu barayo maxaabiista kala duwan ee ku jirta...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Qayb Galay Caleemo Saarka Madaxweynaha Uganda

0
Kambaala (HP): Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta ka qeyb galay xafladda caleemo-saarka madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni. Madaxweyne Yoweri Museveni, ayaa markii shanaad...

Qarax Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo Ka Dhacay Muqdisho

0
Muqdisho (Hargeisa Press)  — Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Qaraxa oo...

Madaxwayne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Wareejinta Dekeda Berbera Kana Digay...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Somaliland mudane Axmed Yusuuf Yaaasin ayaa ka hadlay wareejinta dekeda magaallada berbera ee lagu wareejiyay shirkada Dp...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Barnaamijka Horumrinta Cilmiga Wajigiisii Saddexaad

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Sayici) ayaa maanta ka qayb galay barnaamijka horumrinta cilmiga wajigiisii saddexaad oo maanta ka furmay magaaladda Hargaysa. Madaxweyne...

Shirkada Dhismaha Guryaha Ee Bare Construction Ayaa Xafiis Cusub Kafuratay Magalada London

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka xidhiidhka golayaasha Somaliland Mudane Cali Xaamud Jibriil ayaa Xadhiga ka jaray Xafiis Cusub oo Shirkada Dhismaha Ee Barre Construction Furatay Magaalada...

Wasiir Ku-Xigeenka Warfaafinta Oo Ka Qayb Galay Daah-furka Buugga Halleelo

0
Hargeisa (HP): Wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta Somaliland Siciid Xasan Habane, ayaa ka qayb galay xaflqd lagu soo bandhigayay buug laga qoray suugaanta abwaan Ismaaciil...

Sumsang Oo Shirkadda Xinfiltanku Ka Dhexeeyo Ee Apple Kaga Guulaysatay Dacwad 2 Sano Ka...

0
Washington — Maxkamad racfaan oo Maraykan ah ayaa taageertay dacwad burin ay codsatay shirkadda Samsung oo laga leeyahay dalka Koonfurta Kuuriya, taas oo la...