Madaxweynaha Jabuuti oo War Ka Soo Saaray Geerida Guddoomiyihii Gobolka Banaadir

0
Djibouti (Hargeisapress)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa Shacabka Soomaaliya iyo dowladda Federaalkuba uga tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid guddoomiyehii gobolka...

Daawo DOCUMENTRY 26 JUNE 1960- Siday ku timid Xornimadu wax ka Ogow

0
https://youtu.be/Nea9Z9QlxjA Hargeisapress media news desk - HARGAYSA

Soomaaliya iyo Dalalka Urur Goboleedka IGAD oo Ku Heshiiyay Hal Arrin

0
Khartoum (Hargeisa Press) – Soomaaliya iyo lix dal oo kale oo ka tirsan urur goboleedka IGAD, ayaa waxaa ay wada gaadheen heshiis ku saabsan...

Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Xeerka Ismaamulka Gobollada iyo Degmoooyinka Somaliland oo Caynaba Ka Dhacay

0
Caynaba (HargeisaPress) – Magaalada Caynaba ee Xarunta Gobolka Saraar ee Somaliland ayaa waxa maanta ka dhacay Mudaharaad lagaga soo horjeedo Xeerka Ismaamulka Gobollada iyo...

Sool: Masuuliyiin Kormeeray Jidka Kalabaydh iyo Laascaanood Oo Dhismihiisu Socda

0
Laascaanood (HP): Wasiir ku-xigeenka wasaaradda gadiidka iyo mareeyaha Hay'adda waddooyinka oo uu wehelinayay badhasaabka gobolka Sool ayaa maanta kormeer ku soo maray jidka isku...

“Waxaan Ugu Baaqayaa Ganacsatadda in Aanay Bulshadda Ka Iibin Ascaarta Dhacday”…

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Xildhibaan Khadar Xuseen Sahal oo ka mid mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa ganacsatada dalka ugu baaqay in aanay bulshada ka iibin...

Somaliland: Ciidanka Booliska Oo Gacanta Ku Dhigay khamrigii Ugu Badnaa+Noocyadda Ay Kala Yihiin

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Taliska Ciidanka Booliska Somaliland ayaa Gacanta Ku Dhigay khamrigii Ugu Badnaa laga dhex qabto gudaha Caasimadda Hareysa. https://youtu.be/oWc5B9fkdhc  

Maalintii Garaad Jaamac Cali Laascaanood noogu yimi ayaa Nabad iyo Nolalba noogu Dambeysay.”Samsam Jaamac,...

0
Garoowe-(HargeisaPress)– Hooyo Samsam Jaamac ayaa sheegtay inay nabad iyo nolol ba ugu dambaysay maalintii Garaad Jaamac Garaad Cali Laascaanood ugu yimi, imikana qaxooti   ku...

Xisbiga Waddani Oo Si Adag Uga Jawaabay Dhaliilo Uga Yimid Xukuumadda

0
Hargaysa (HP): Xoghayaha Guud ee xisbiga mucaaardka ah ee WADDANI ayaa farriin u diray madaxweynaha Somaliland ugana digay kala qaybinta bulshada iyo qorshihii hore...

Gabiley: Shacabka Kalabaydh Oo Ka Mudaharaaday Miisaanka Cusub Ee Qaadka

0
Kalabaydh (HP): Shacabka ku nool magaaladda Kalabaydh ee gobolka Gabiley ayaa si weyn uga soo hor jeestay qorshe ay wasaaradda maaliyadda Somaliland Miisaan Qaadka...