Badhasaabka Awdal Oo Kulan La Yeeshay Hay’adaha Gobolka Ka Hawl-galla

0
Boorama (HP): Badhasaabka gobolka Awdal ayaa maanta kulan la yeeshay masuuliyiinta wasaaradda caafimaadka iyo hay’adaha ka hawl-galla gobolkaasi. Kulankaasi ayaana ku qabsoomay habka maqal iyo...

Somaliland: Wakhtiga La Qaadayo Imtixaannada Shahaadiga ah Oo La Shaaciyay

0
Hargaysa (HP): Wasaaradda waxbarashadda Somaliland ayaa shaacisay wakhtiga dalka laga qabanayo imtixaanadda shahaadiga ah ee fasaladda afraad ee sare iyo sideedaad ee dhexe. Guddoomiyaha xafiiska...

Qarax Ka Dhacay Gaalkacayo Oo Dad Badani Ku Dhinteen

0
Gaalkacayo (HP): Guddoomiyihii gobolka Mudug ee dhinaca maamul goboleedka Galmudug Axmed Muuse Nuur, ayaa maanta ku geeriyooday qarax ka dhacay magaaladda Gaalkacayo. Qaraxaasi oo duhurnimadii...

Shirkada Dahabshiil Group oo Qaadhaan Lacageed & Qalab Caafimaad ku Wareejiyey Guddida heer qaran...

0
Hargaysa,(HargeisaPress)- Madaxweyne ku xigeenka JSL isla markaana ah Gudoomiyaha Guddida heerka qaran ee Ka hortaga Xannuunka Covid19 Mudane Cabdiraxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa kala...

Holland: Gudoomiyaha Jaaliyada Oo Dhambaal Hambalyo ah u diraya Shacabka Somaliland

0
Waxaan hambalyo Iyo dabaal Daag uu gudbinayaa dhamaan shicibka reer Somaliland gudo Iyo dibadba,Anaga oo Ku hambalyay-naya munasiibada xuska 18ka May oo Ku beegan...

Tiimbarro Oo Fariin Adag U Diray Cuqaasha Beello Ceel-Afweyn Wada Dega

0
Ceerigaabo (HP): Badhasaabka gobolka Sanaag ayaa ugu baaqay cuqaasha laba beelood oo gobolkaasi dega in ay 20-ka bishan iska soo xaadiriyaan magaaladda Ceel-Afweyn. Waxaanu sheegay...

Badhasaabka Sool Oo Kulan La Yeeshay Weriyeyaasha Ka Hawl-galla Laascaanood

0
Laascaanood (HP): Badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa maanta kulan la yeeshay weriyeyaasha qaybaha kala duwan ee warbaahinta ka hawl-galla gobolkaasi gaar ahaan...

Qadar Oo Somaliland Soo Gaadhsiisay Daawooyin iyo Agab Caafimaad

0
  Hargaysa (HP): Dawladda Qadar ayaa maanta Somaliland soo gaadhsiisay Agab kala duwan, daawooyin iyo qalab ka mida waxyaabaha lagula tacaalayo caabuqa Covid-19. Caawimadaasi waxaa siday...

Somaliland oo Dib U Fasaxday Qaadkii

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddida ka hortaga xannuunka Covid-19 ee Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in qaadkii dib loo fasaxay, laga bilaabo maalinta berri ah...

Dowladda Soomaaliya oo Ku Gacan Saydhay Codsi Ka Yimid Kenya

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Ra'iisal Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa waxa uu ka hadlay arrinta ku saabsan dacwadda badda ee taalla...