Daawo Khudbadda Madaxweynaha Somaliland ee 18-ka May 2020

0
Hargeisa (Hargeisa Press)— Munaasibad lagu qabtay qasriga madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland ayaa waxa uu madaxweynuhu khudbad uga jeediyey shacbiga, waxaanu kaga hadlay khudbadiisa qodobo kala...

Somaliland: 18-ka May Sanadkan Ma Jiri Doono Isu Soo Bax Dadweyne

0
Hargaysa (HP): Xuska sanad-guurada 29-aad ee dib-ula-soo noqoshada madaxbanaanida Jamhuuriyada Somaliland oo ku beegan maalinta beri ah ee 18 May, ayaa loo xusayaa qaab...

Badhasaabka Sool Oo Bulshadda Ku Hanbalyeeyay Xuska 18-ka May

0
Laascaanood (HP): Badhasaabka gobolka Sool ayaa dhanbaal hambalyo ah u diray guud ahaanba shulsho-weynta Somaliland gaar ahaana shacadka gobolka Sool, xuska 29 guurada ka...

Badhasaabka Awdal Oo Kulan La Yeeshay Hay’adaha Gobolka Ka Hawl-galla

0
Boorama (HP): Badhasaabka gobolka Awdal ayaa maanta kulan la yeeshay masuuliyiinta wasaaradda caafimaadka iyo hay’adaha ka hawl-galla gobolkaasi. Kulankaasi ayaana ku qabsoomay habka maqal iyo...

Somaliland: Wakhtiga La Qaadayo Imtixaannada Shahaadiga ah Oo La Shaaciyay

0
Hargaysa (HP): Wasaaradda waxbarashadda Somaliland ayaa shaacisay wakhtiga dalka laga qabanayo imtixaanadda shahaadiga ah ee fasaladda afraad ee sare iyo sideedaad ee dhexe. Guddoomiyaha xafiiska...

Qarax Ka Dhacay Gaalkacayo Oo Dad Badani Ku Dhinteen

0
Gaalkacayo (HP): Guddoomiyihii gobolka Mudug ee dhinaca maamul goboleedka Galmudug Axmed Muuse Nuur, ayaa maanta ku geeriyooday qarax ka dhacay magaaladda Gaalkacayo. Qaraxaasi oo duhurnimadii...

Shirkada Dahabshiil Group oo Qaadhaan Lacageed & Qalab Caafimaad ku Wareejiyey Guddida heer qaran...

0
Hargaysa,(HargeisaPress)- Madaxweyne ku xigeenka JSL isla markaana ah Gudoomiyaha Guddida heerka qaran ee Ka hortaga Xannuunka Covid19 Mudane Cabdiraxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa kala...

Holland: Gudoomiyaha Jaaliyada Oo Dhambaal Hambalyo ah u diraya Shacabka Somaliland

0
Waxaan hambalyo Iyo dabaal Daag uu gudbinayaa dhamaan shicibka reer Somaliland gudo Iyo dibadba,Anaga oo Ku hambalyay-naya munasiibada xuska 18ka May oo Ku beegan...

Tiimbarro Oo Fariin Adag U Diray Cuqaasha Beello Ceel-Afweyn Wada Dega

0
Ceerigaabo (HP): Badhasaabka gobolka Sanaag ayaa ugu baaqay cuqaasha laba beelood oo gobolkaasi dega in ay 20-ka bishan iska soo xaadiriyaan magaaladda Ceel-Afweyn. Waxaanu sheegay...

Badhasaabka Sool Oo Kulan La Yeeshay Weriyeyaasha Ka Hawl-galla Laascaanood

0
Laascaanood (HP): Badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa maanta kulan la yeeshay weriyeyaasha qaybaha kala duwan ee warbaahinta ka hawl-galla gobolkaasi gaar ahaan...