Badhasaabka Awdal Oo Kulan La Yeeshay Hay’adaha Gobolka Ka Hawl-galla

0
554

Boorama (HP): Badhasaabka gobolka Awdal ayaa maanta kulan la yeeshay masuuliyiinta wasaaradda caafimaadka iyo hay’adaha ka hawl-galla gobolkaasi.

Kulankaasi ayaana ku qabsoomay habka maqal iyo muuqaalka ah ee Video conference, kaasoo u jeedadiisu ahayd sidii looga wada arrinsan lahaa xanuunka Covid-19.

Kadib markii kulankaasi soo dhamaaday waxaa warbaahinta uga warbixiyay waxyaabihii lagaga wadahadlay iyo arrimihii la isla qaatay guddoomiyaha gobolka Awdal C/raxmaan Axmed Cali.

 

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here