Shirkada Dahabshiil Group oo Qaadhaan Lacageed & Qalab Caafimaad ku Wareejiyey Guddida heer qaran ee Covid19

0
472

Hargaysa,(HargeisaPress)- Madaxweyne ku xigeenka JSL isla markaana ah Gudoomiyaha Guddida heerka qaran ee Ka hortaga Xannuunka Covid19 Mudane Cabdiraxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa kala wareegay Shirkada Dahabshiil Group ayaa Deeq Qalab Caafimaad ah iyo Lacag oo qiimi ahaan dhan 800 oo Kun oo  Dollar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here