Barnaamij Diiniya Oo Dhalinyaradda Lagu Dhiirgelinayo Oo Hargaysa Lagu Qabtay

0
761

Hargaysa (HP): Barnaamij Diini ah oo dhalinyaradda lagu dhiirigelinayo ayaa xalay lagu qabtay masaajidka Al-Furqaan ee magaaladda Hargaysa gaar ahaana xaafadda Xero-awr ee degmadda 26-ka June.

Barnaamijkaasi oo ah mid sanad le ah, ayaa loogu magic daray Dhiiri gelinta Dhalinyarradda.

Kaasoo  u jeedadda laga leeyahay ay tahay sidii dhalinyaradda loogu wacyigelin lahaa wanaaga diinta, isla markaana looga digi lahaa dhibaatadda balwadaha.

Daawo: Khudbadihii Halkaas Laga Jeediyay:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here