Madaxweynaha Turkiga Oo Shaaciyay Duulaan Uu Ka Fulinayo Gudaha Dalka Suuriya

0
ANKARA,(HargeisaPress) —Madaxweynaha Turkiga, Rajab Tayib Erdogan, ayaa shaaciyay  in dalkiisa uu qaadi doono hawlgal milateri oo ka dhan ah xooggaga Kurdiyiinta uu Maraykanka taageero...

Maayar ku xigeenka Caasimada Somaliland Oo la kulmay Lord Mayor of Sheffield, Councillor Talib...

0
Sheffield , UK  (HargeisaPress) — Maayar ku xigeenka Caasimada Somaliland ee Hargeysa Mudane Cabdicasiis Maxamed Xaashi (Cagaweyne) oo in dhawaydba hawlo shaqo u joogay...

Daawo Muuqaal: Maayirka Caasimada oo Qaadhan ka gudoomay iskaashatooyinka kala duwan Baaqna...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Maayirka Caasimada Cabdiraxmaaan Maxamuud Caydiid (Cabdiraxmaan-SOLTECO) ayaa maanta Qaadhan ka gudoomay iskaashatooyinka kala duwan Baaqna udiray Bulshada ku dhaqan Caasimadda Hargeysa.                 Halkan...

Joshua Meserve: “Somaliland Waxay Ka Mid Tahay Fursadaha La Lumiyay”

0
Washington (Hargeisa Press) – Siyaasadda Mareykanka, ee Bariga Afrika qayb kamid ah waxa sal u ah waxyaabo aan xaqiiqo ahayn ama khuraafad u eeg,...

Golaha Wakiilada oo Xukumada Ka Dalbaday In La Horkeeno Hishiiskii Shirkada Shidaalka Ee Trafigura

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Shir gudoonka golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhi ay maanta yeesheen waxaa ay Xukuumadda Somaliland kaga dalbadeen in golahaasi ay horkeento...

Door-roonihii Da’dii aan ogaa: Mujaahid Maxamed Ibraahin Xirsi (Bashiir) (1956kii – 1987kii) Qalinka: Boobe...

0
"Warka shalayto nagu soo dhaceen, aad u dhego-beellay, Dhinbiilaha sidoodu wadnaha, nooga dhaawacaye, Nin dhegaystay Caliyow ma tumo, Dhaanto iyo heese, Xaqiisii nin lala dheelmadoo, dhuuntay baw...

Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex oo Ciidamada Sirdoonka iyo Booliiska Somaliland Ku Celisay Eedii Ay...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta laashay qodob ka mid ah eedaymahii Sirdoonka iyo Booliska Somaliland ku soo oogtay Mulkiilaha Astaan Tv...

Madaxweyne Biixi iyo wefti uu hoggaaminayo oo u Ambo Baxay Gudashada Waajibaadka Xajka...

0
Hargeysa(HargeisaPress)—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta  dalka ka dhoofay, waxana ay u ambo baxeen waddanka...

“Mucaaradku ha qiraan guulaha ay xukuumadu ka gaadhay xagga diblomaasiyadda”…

0
Hargaysa (HP): Caaqil C/qaadir Maxamed Saleebaan, oo ka mida cuqaasha gobolka Maroodijeex ayaa ku baaqay in aan la siyaasadaynin wadahadaladda u dhexeeya Somaliland iyo...

Hargaysa: Kulan Lagu Aasaasayo Ururka ICT-ga Somaliland

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Wasaaradda isgaadhsiinta iyo tignoolaniyadda Somaliland ayaa qabatay kulan lagu aasaasayo ururka iskaashatadda ICT-ga. Kulankaasi oo ka qabsoomay magaaladda Hargaysa waxaa ka qayb...