Xisbiga KULMIYE oo ku Wareejiyey Wasaaradda Ciyaaraha Agab-ciyaareedka Tartannada Ramadaanta ee Gobollada Dalka +...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Xisbiga KULMIYE, ayaa agab ciyaareed oo isugu jira kubado, koobab, billado iyo diraysyo loogu talogalay kooxaha kubadda cagta ee ka qaybgali...

Roobab Dabeylo Wata oo Ka Da’aya Puntland

0
Garoowe (Hargeisa Press)- Roobabka dabeylo wata ayaa hadda ka da'aya xeebaha Badda Hindiya gaar ahaan degmooyinka Eyl, Xaafuun iyo meelo kale oo kamid ah...

Wefti ka socda Wasaaradaha Beeraha iyo Kalluumaysiga Somaliland oo Safar ugu Ambo-baxay Kenya &...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wefti ka socda Wasaaradaha Beeraha iyo Kalluumaysiga Somaliland, ayaa Maanta Safar shaqo ugu Ambo-baxay Caasimadda dalka Kenya ee Nairobo.   Weftigan oo ka...
Faysal Cali Waraabe

Faysal Cali Waraabe oo Shaaciyay Tallaabooyin Ay Qaadayaan, Muddo Kordhinta Kadib

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng, Faysal Cali Waraabe, ayaa waxaa uu si adag uga horyimid muddo kordhintii golaha...

Wasiir Axmed Shide oo Sheegay In Dowladdu Ay Joojisay In Shirkada Ethiopian Airlines La...

0
Addis Ababa (Hargeisa Press) – Dowladda Ethiopia ayaa ku dhawaaqday maanta inay joojisay in shirkadda Diyaaradaha ee Ethiopian laga madaxbanaaneeyo dawladda, taas oo ah...

Madaxweyne Biixi Oo Ciidamadda Booliska Ka Tacsiyadeeyay Marxuum Cabdile Cabdi Dhimbiil Oo Shil Baabuur...

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ka tacsiyadeeyay ehelka, qaraabadda iyo ciidamadda qaranka gaar ahaana booliska geerida ku timid ALLE ha u...

Shirkadda Isu-socodka Gobolada Somaliland Ee SAHAL oo Adeegyadeeda Is-gaadhsiineed Ku Soo Bandhigtay Carwada Tignaalajiyadda

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Shirkadda isu-socodka Gobollada iyo Degmooyinka Somaliland ee Sahal, ayaa Adeegyadeeda Dhinaca Isgaadhsiineed ee Casriga ah ku soo bandhigay Carwada Tignoolajiyadda Somaliland...

Waraysi Safiir Baashe Cawil ku faahfaahiyey mashaariicda dalka Imaaraadka Carabtu ka fulinayo Somaliland iyo...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) — Md. Baashe Cawil Cumar ayaa shaaca ka qaaday inaanu jirin qorshe wadanka Imaaraadka Carabtu ku doonayo bedelka mashaariicaha taageerada uu...

Milateriga Somaliland oo sheegay inay gacanta ku dhigeen Ilaaladii Cali Khaliif + SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —  Ciidanka Militariga Somaliland, ayaa sheegay in habeen hore ay gacantii ku soo dhigeen gaadhigii uu lahaa Cali Khaliif Galaydh iyo laba askari...

Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Inay Bari Ciid Tahay

0
Hargeysa , (HargeisaPress) — Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabidlaahi Axmed ayaa shaaca ka qaaday in maalinka barri ah tahay maalinka Ciidal...