Hargaysa: Kulan Lagu Aasaasayo Ururka ICT-ga Somaliland

0
1039

Hargaysa (Hargeisa Press): Wasaaradda isgaadhsiinta iyo tignoolaniyadda Somaliland ayaa qabatay kulan lagu aasaasayo ururka iskaashatadda ICT-ga.


Kulankaasi oo ka qabsoomay magaaladda Hargaysa waxaa ka qayb galay wasiirka isgaadhsiinta iyo tignoolajiyadda iyo agaasimaha guud ee wasaaradaasi.
Sidoo kale waxaa kulanka joogay masuuliyiin ka socday shirkadaha isgaadhsiinta iyo khabiirro aqoon u leh isgaadhsiinta.

Daawo: Kulankaasi iyo U Jeedkiisa:


Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here