Wasiirka Horumarinta Beeraha Oo Weheliyo Wasiirka Gaadiidka oo Kulamo la qaatay Beeralayda Degmada Laasgeel...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wefti uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda horumarinta beeraha Somaliland Mudane Axmed Muumin Seed, kuna wehelinayeen wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta jidadka Cabdilaahi Abokor ayaa socdaal...

Madaxweyne Siilaanyo oo Maanta xadhiga ka jaray Dhismaha Cusub ee Dallada SONYO...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Dallada Dhalinyarada Somaliland ee SONYO ayaa maanta markii uu horeysay guri weyn oo ah dhime laba dabaq ah islamarkana noqon doona...

Wasiir Siciid Sulub: “Cidii I Shiiday Waxay Ahayd Jifada-hoose Ee Cirro”

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasiirka Xannaanada Xoolaha Somaliland Siciid Sulub Maxamed, ayaa madaxda xisbiga Waddani ku eedeeyay in ay ka danbeeyeen weerarkii ay taageerayaasha...

Joe Biden oo Saxeexay Wareegtooyin Qaarkood Saameynaya Soomaalida

0
Washington (Hargeisa Press) — Joe Biden oo shalay loo dhaariyay inuu noqdo Madaxweynaha 46 aad ee Mareyakanka ayaa saacado un kadib dhaartiisa saxeexay wareegtooyin...

“Saw Naar Jannadda Siiso uun maaha”… Abwaan Axmed Saleebaan Bidde

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Abwaan Axmed Saleebaan Bidde, oo ka mida abwaanadda Soomaaliyeed ee ugu caansan ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaal beeleedkii dhawaan...

Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Ka Hadlay Duulimaadyada Diyaaradaha Ee Somaliland Iyo ...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland  Farxaan Aadan Haybe ayaa ka hadlay kulan dhex maray madaxwaynayaasha Somaliya iyo Kenya isla markaana ay kaga...

Shirkad Isku Xidhaysa Mashaariicda Horumarineed Iyo Ganacsiga Turkiga Iyo Somaliland Oo Istanbul Lagaga Dhawaaqay...

0
Istanbul,(HargeisaPress) —Shirkad isku xidhaysa mashaariicda horumarineed iyo ganacsiga u dhaxeeya wadamadda somaliland Iyo Turkiga ayaa lagaga dhawaaqay magaalada Istanbul Shirkadan oo lagu magacaabo  DAT International...

Madaxweyne Biixi oo dhagax dhigay wadada isku xidha Kala-baydh iyo Hargeysa oo lagu samaynayo...

0
Kala-baydh ,(HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta dhagax-dhigay dib-u-dhis iyo Balaadhin lagu samayn doono waddada isku xidha caasimadda Hargeysa iyo...

Madaxweyne Silaanyo Oo Magacaabid, Xil Ka Qaadis Iyo Isku Badal Ku Sameeyay Masuuliyiin Kala...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3945/042016, uu magacaabis, xilka qaadis iyo isku...

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Djibouti oo la Kulmay Dhiggiisa Waddanka Shiinaha + SAWIRRO

0
Beijing,(HargeisaPress) — Raysul-wasaaraha dalka Djibouti Cabdul-qadir Kaamil Maxamed ayaa magalada Nanjing ee Shiinaha kula kulmay raysul-wasaraha wadankaas Li Keqiang ,kaasi oo ay ka wada...