“Saw Naar Jannadda Siiso uun maaha”… Abwaan Axmed Saleebaan Bidde

0
1103

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Abwaan Axmed Saleebaan Bidde, oo ka mida abwaanadda Soomaaliyeed ee ugu caansan ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaal beeleedkii dhawaan ka dhacay degaanka ka tirsan degmadda Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag.

Waxaanu sheegay in dagaaladda degaankaas ka soo noq-noqday ay ceeb weyn ku yihiin bulshadda degaankaasi, isla markaana si buuxda u qaateen magacii ahaa Ceeb Afweyn oo uu hore ugu bixiyay sheekh C/laahi Cali Jawhar.

Abwaan Axmed Saleebaan Bidde, oo maanta Hargaysa warbaahinta kula hadlay ayaa tilmaamay in cidii dagaalkaas ka qayb qaadataa ay aakhiradeedda u shaqaysatay Naar.

Halkan Ka Daawo Baaqa Abwaan Axmed Saleebaan Bidde:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here