Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Ka Hadlay Duulimaadyada Diyaaradaha Ee Somaliland Iyo Kulan Dhex Maray Madaxwaynayaasha Somaliya Iyo Kenya

0
1104

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland  Farxaan Aadan Haybe ayaa ka hadlay kulan dhex maray madaxwaynayaasha Somaliya iyo Kenya isla markaana ay kaga wada hadleen duulimaadyada Somaliya,waxaana uu wasiirku sheegay in aanay Somaliland shaqo ku lahayn duulimaadyadaasi Muqdisho isaga oo xusay inay ka madax banaan tahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here