Natiijada doorashada Kenya oo lagu shaacin doono muddo 7 maalmood ah

0
NAIROBI, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha guddiga doorashada Kenya Wafula Chebukati oo shir jaraa'id ka hadlay ayaa sheegey in natiijada kama dambeysta ah lagu shaacin doono muddo...

“Inta Aan Ogahay Turkigu Qaddiyadda Somaliland Iyo Somalia U Dhexaysa Xogogaal Uma Aha,Wuxuuna Dhegaystaa...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii u horaysay sheegay inaan Dalka Turkigu Daacad ka ahayn Wada hadalada Somaliland iyo Somalia,...

Maareeyaha Dekedda Berbera Cali-Xoorxoor Oo Ka Hadley Heshiiska ay Lasoo Galeen Shirkadda DP-World Nooca...

0
Dubai , (HargeisaPress) —Maareeyaha Dekedda ugu Weyn Somaliland ee Berbera Eng Cali Cumar Maxamed(Cali xoor-xoor), ayaa markii ugu horeysay ka hadley heshiiska Xukuumadu la...

Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Somaliland Oo Qirey Inay Ka Wasaaradd Ahaan Ka Gaabiyeen Wax Ka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Kala dambaynta la’aanta iyo isku ixtiraam la’aanta awoodda maamul ee Xukuumadda Siilaanyo ayaa waxay dhalisa khilaaf, wasiirudawlaha Caafimaadka Mr:Galaal ayaa gobolka Togdheer...

Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Dirirta Colaadeed Ee Ka Taagan...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Gudoomiye ku xigeenka golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay dirir colaadeed oo ka taagan deegaanada Koonfurta gobolka Sool,waxanaa uu sheegay...

Madax Ka Socota Bangiga Adduunka Oo Kullan La Yeeshay Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland +...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Kadib markii u soo dhammaaday hawl-qabadkii Sannadkii 2018 ee dib-u-habaynta Shaqaalaha Dawladdu waxaa kulan bogaadin iyo diyaar-garowga Sannadka cusub ah u soo...

Mucaaradka Maamulka Puntland oo Digniin Kama Dambeys Ah Siiyay Siciid Deni

0
Garoowe (Hargeisa Press)- Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni, ayaa wajahaya culeyskii ugu xoogganaa ee siyaasadeed, iyada oo mucaaradka maamulkaasi ay u direen...

Shirkadda ALNAJAX Oo Bisha Ramadaan Carwo ahaan Ugu Soo Bandhigi Jirtey Macaamiisha Hoolka Shaqaalaha...

0
Hargeysa(HargeisaPress)—Shirkadda Alaabaha Wiciyadda iyo Bagaashka qurxinta Guryaha iyo Noocyada kala Duduwan we Maacuunka Casriga ah ayaa Wargalin Cusub oo ku Sahabsan Xaalada Soo korodhay...

Salaadiinta,Ugaasyada Iyo Boqorada Beelaha Sacad Muuse Oo Taageer Mugleh U Muujiyay Go’aanka Muda Kordhinta...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Salaadiinta,Boqorada,Ugaasyada Iyo Waxgaradka kale ee beel weynta Sacad Muuse ayaa shir ay Hargeysa ku yeesheen taageero xoog leh ugu muujiyay mudo...

Madaxweynaha Somaliland Oo Farriin Gaar Ah U Diray Ardayda Jaamacadaha Ee Ka Hawl-galaya Doorashada...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —  Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Ardayda Jaamacadaha Dalka oo Qayb ka mid ahi yihiin Hawl-wadeennada Komiishanka Doorashooyinka kala...