Salaadiinta,Ugaasyada Iyo Boqorada Beelaha Sacad Muuse Oo Taageer Mugleh U Muujiyay Go’aanka Muda Kordhinta...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Salaadiinta,Boqorada,Ugaasyada Iyo Waxgaradka kale ee beel weynta Sacad Muuse ayaa shir ay Hargeysa ku yeesheen taageero xoog leh ugu muujiyay mudo...

Afrika oo Heli Doonta 220 Milyan oo Xidhmada Tallaalka Covid-19 Ah

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Hay`adda caafimaadka adduunka ee (WHO) ayaa sheegtay in marka uu diyaar noqdo tallaalka Covid-19, ay Afrika heli doonto ugu yaraan 220...

Madaxweynaha Somaliland Oo Farriin Gaar Ah U Diray Ardayda Jaamacadaha Ee Ka Hawl-galaya Doorashada...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —  Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Ardayda Jaamacadaha Dalka oo Qayb ka mid ahi yihiin Hawl-wadeennada Komiishanka Doorashooyinka kala...

Wasiir Ka Tirsan Dawladda Soomaaliya oo Diidday Inay Marto Habka Hubinta Caafimaadka

0
Muqdisho (Hargeisa Press)– Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda federalka Soomaaliya xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa si badheedh ah u diiday inay marto nidaamka hubinta...

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Oo Xukuno Kala Duwan Ku Ridey Malxiisaddii ninka Noqotay,Aroosaddii Uu La...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa xukun kala duwan ku ridey Malxiisadii ninka noqotay iyo Aroosaddii uu la socday iyo gabadh kale kuwaas oo...

Xildhibaanada Golaha Wakiillada oo Dood Ka Yeeshay Xaaladda Dalka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xildhibaanada golaha Wakiillada Somaliland, ayaa fadhigoodii maanta waxaa ay dood adag kaga yeesheen xalaadda guud ee dalka iyo xal u helida...

Wasiirka Horumarinta Beeraha Oo Weheliyo Wasiirka Gaadiidka oo Kulamo la qaatay Beeralayda Degmada Laasgeel...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wefti uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda horumarinta beeraha Somaliland Mudane Axmed Muumin Seed, kuna wehelinayeen wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta jidadka Cabdilaahi Abokor ayaa socdaal...

Daawo Muuqaal: Wasiir Cukuse Oo Gurigiisa Ku Booqday Wariye Cabdiqaadir Maxamed Ciid Oo Xanuunsanaya

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Md Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ahna Wasiirka cusub ee wasaaradda Xanaanada Xoolaha...

Xildhibaan Indho-indho Oo Si Cilmiyeysan Usoo Dhaweeeyey Heshiiska Kooxda Khaatumo Lagula Galay Addis Ababa

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan)Indho-indho) oo kamid ah mudanayaasha aqalka Guurtida  ee kasoo jeeda gobollada Bariga dalka, ayaa si mug leh usoo dhaweeyey natiijada...

Xildhibaan Ka Tirsanaa Golaha Guurtida Somaliland oo Geeriyooday

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xildhibaan Nuur Rayaale Khayre oo ka mid ahaa Xildhibaannada Golaha Guurtidda Somaliland ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa, kaasi oo muddo...