Wasiiro Tiro Badan Oo Gaadhay Berbera Iyo Wasiirada Oo Ka Hadlay Wakhtiga Dekeda Berbera...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiiro tiro badan oo ka tirsan xukuumadda madaxwayne Siilaanyo ayaa maanta gaadhay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil. Waxaana ay wasiiradan ka dhawaajiyeen in...

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Socdaal Ku Tagey Magaalada Borama Iyo Ujeedada Socdaalkiisa Oo...

0
Borama, (HargeisaPress) —Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” ayaa gaadhay magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal,waxaana uu madaxwayne ku xigeenku uu faahfaahin...

Heshiiska Dekeda Berbera Oo Somaliland Ku Soo Jeediyay Warbaahinta Caalamka

0
Dubai (HargeisaPress) —Heshiiska saddex geesoodka ah ee dhawaan dalka UAE ku dhex maray Somaliland, DP world iyo Itoobiya ee ku saabsan dekedda Berbera, ayaa...

Shirkadda Dahabshiil Group oo Si Xooggan U Beenisay Eedaha Aljazeera

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Shirkadda Dahabshiil Group waxay si xooggan isaga fogaynaysaa eedaymaha been abuurka ah ee laanta Carabiga ee telefishanka Aljazeera naga baahisay. Waxay baahintani xambaarsanayd eedaymo been...

Mulkiilaha World Remit: Muwaadin U Hagar-baxay Dadkiisa iyo Dalkiisaba

0
Hargaysa (HP): Ismaaciil Axmed, oo ah mulkiilaha shirkadda xawaaladda lacagaha casriga ee World Remit ayaa noqday ganacsadaha keliya ee si naxariis iyo damqasho leh...

Shirkadda ALNAJAX Oo Bisha Ramadaan Carwo ahaan Ugu Soo Bandhigi Jirtey Macaamiisha Hoolka Shaqaalaha...

0
Hargeysa(HargeisaPress)—Shirkadda Alaabaha Wiciyadda iyo Bagaashka qurxinta Guryaha iyo Noocyada kala Duduwan we Maacuunka Casriga ah ayaa Wargalin Cusub oo ku Sahabsan Xaalada Soo korodhay...

Qayb Kamid Ah Xaafadda Layn Booliska Ee Badhtamaha Magaalada Hargeysa Oo La Iibiyay+Cidda Laga...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay in ay fasaxday isla markaana iibisay qayb kamid ah guryaha Layn Booliska ee badhtamaha magaalada Hargeysa,kuwaas oo...

Salaadiinta,Ugaasyada Iyo Boqorada Beelaha Sacad Muuse Oo Taageer Mugleh U Muujiyay Go’aanka Muda Kordhinta...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Salaadiinta,Boqorada,Ugaasyada Iyo Waxgaradka kale ee beel weynta Sacad Muuse ayaa shir ay Hargeysa ku yeesheen taageero xoog leh ugu muujiyay mudo...

Madaxweynaha Somaliland Oo Farriin Gaar Ah U Diray Ardayda Jaamacadaha Ee Ka Hawl-galaya Doorashada...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —  Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Ardayda Jaamacadaha Dalka oo Qayb ka mid ahi yihiin Hawl-wadeennada Komiishanka Doorashooyinka kala...

Natiijada doorashada Kenya oo lagu shaacin doono muddo 7 maalmood ah

0
NAIROBI, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha guddiga doorashada Kenya Wafula Chebukati oo shir jaraa'id ka hadlay ayaa sheegey in natiijada kama dambeysta ah lagu shaacin doono muddo...