Masuuliyiinta Shirkadaha Laydhka Hargeysa Oo Eedaymo Kulul Usoo Jeediyey Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland

0
Hargeysa,  (HargeisaPress) —Masuuliyiinta shirkadaha Laydhka caasimada Hargeysa ayaa eedaymo kulul usoo jeediyey wasiirka macdanta iyo tamarta Somaliland. https://youtu.be/Pls1EqmroBY

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadashay Mudaharaad Xalay Ka Dhacay Gabiley Oo Lagaga...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiiru dawlaha wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay mudaharaad xalay ka dhacay Gabiley oo lagaga soo horjeeday murrashaxa...

Carwada Ganacsiga Haweenka Itoobiya ee ka Furantay Hargeysa oo si Wayn loogu Ammaanay Shirkadaha...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Carwada Ganacsiga Isu-tagga Dumarka Itoobiya (EWA) oo markii ugu horreysay lagu soo bandhigay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, ayaa si wayn...

Wefdi Culus oo Ka Socda Dowladda Sacuudiga oo Soo Gaadhay Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wefdi isugu jira masuuliyiin dowladdeed iyo ganacsato ka socda dowladda boqortooyada Sacuudiga, ayaa waxaa ay soo gaadheen dalka Somaliland. Weftiga ka...

Madaxweyne Biixi oo Casuumad Dhaqaale Badani Ku Baxday U Dhigay Arooska Wiilkiisa, Xili Ay...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)— Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa maanta gurigiisa ku sameeyay casuumad Qado ah oo uu u dhigay arooska wiilkiisa Maxamed Muuse Biixi oo dhawaan...
Afhayeenka Wasaarradda Arrimaha dibadda Dowladda Itoobiya

Itoobiya oo Beenisay In Ciidamo Soomaali Ah Ka Qeyb-qaateen Dagaalkii Tigrayga

0
Addis Ababa (Hargeisa Press) — Dowladda Itoobiya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay in ciidamo Soomaali ah ka barbar dagaalameen ciidanka difaaca Qaranka Itoobiya...

Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay Inay Ka Fiirsanayso Bilowga Wada Hadalada Soomaaliya, Ka Dib Hadaladii...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Dawladda Somaliland ayaa sheegtay inay ka fiirsanayso wada hadalada Somaliya ee loo balansanyahay, ka dib hadalkii uu raysalwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre...

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Socdaal Ku Tagey Magaalada Borama Iyo Ujeedada Socdaalkiisa Oo...

0
Borama, (HargeisaPress) —Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” ayaa gaadhay magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal,waxaana uu madaxwayne ku xigeenku uu faahfaahin...

Xoghayaha Dawladda Hoose ee Berbera oo koob ka guddoomay ururka Khayr iyo Barako ee...

0
Berbera, (HargeisaPress) —Xoghayaha Dawladda Hoose ee Magaalada Berbera Cabdikariin Aadan Siciid, ayaa xalay Koob ka Guddoomaym Guddoomiyaha ururka Khayr iyo Barako oo xaruntiisu tahay...

Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Aan La Sii Shaacin Ku Tagay Itoobiya + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Maanta Safar aan la sii Shaacin ugu Ambo-baxay Dalka Itoobiya. Madaxweynaha oo ay Wehelinayaan Marwada...