Wasiiro Tiro Badan Oo Gaadhay Berbera Iyo Wasiirada Oo Ka Hadlay Wakhtiga Dekeda Berbera La Wareejinayo, Arrimo Khuseeya Dekeda Berbera Iyo Shaqaalaha Ka Shaqeeya

0
1109

Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiiro tiro badan oo ka tirsan xukuumadda madaxwayne Siilaanyo ayaa maanta gaadhay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil.

Waxaana ay wasiiradan ka dhawaajiyeen in shaqaalihii dekeda magaalada Berbera ka shaqaynayey ay gabi ahaanba xaqii ay lahaayeen  ugu shubeen baanka,sidoo kalena waxa ay ka dhawaajiyeen wakhtiga rasmiga ee dekeda magaalada Berbera loogu wareejinayo gacan ku haynteeda shirkada DP WORLD.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here