Maxamed Morsi oo 25 Sano oo Xadhig ah lagu Riday

0
CAIRO, Egypt’s (HargeisaPress) —Madaxweynihii hore ee dalka Masar, Maxamed Morsi ayaa maxkamad waxay ku ridday shalay galinkii dambe xukun ah 25 sano oo xadhig...

Dhaqdhaqaaqii Dekada Berbera oo Gabi Ahaanba Istaagay, Ganacsatadii Oo Diiday In Ay Allaabtooda...

0
Berbera, (HargeisaPress) —Todobaadkii Labaad ayaa lagu soo waramayaa in uu gebi ahaanba taagan yahay  Dhaqdhaqaaqii dekada magaalada Berbera, kaddib markii ganacsatada wax kala soo degi...

Sool: Wasiirro Dhagax Dhigay Qaybta Tamarta Qoraxda Laga Dhaliyo Ee Cusbitalka Laaascaanood

0
Laascaanood (HP): Wasiirka wasaaradda Macdanta iyo Tamarta jamhuuriyadda Somaliland Jaamac Maxamuud Cigaal, ayaa maanta dhagax dhigay cusbitaalka Laascaanood qaybta Tamarta laga dhaliyo Qoraxda. ...

Somaliland: Guddiga Qandaraasyada oo Fashiliyey Qorshe lagu Xakamaynayo Qishka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dalka...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, ayaa sannadkan u qorshaysay inay gacan bir ah ku qabato khiyaamooyinka iyo Qishka ku yimaadda Imtixaanka Shahaadiga ah...

Agaasimaha Wasaaradda Shaqadda Oo Qalab Xafiiseed Gaadhsiiyay Xafiiska Wasaaradda Ee Boorama

0
Boorama (Hargeisa Press): Agaasimaha guud ee wasaaradda shaqadda iyo arrimaha bulshadda Somaliland Maxamed Cilmi Aadan, ayaa maanta qalab  ku wareejiyay xafiiska ay wasaaradu ku...

Xaalad Kale oo Ka Soo Cusboonaatay Magaalada Beirut 

0
Beirut (Hargeisa Press)- Magaalada Beirut ee caasimadda dalka Lubnaan ayaa gashay xaalad horleh kadib markii dad cadhaysan ay dhigeen dibadbaxyo lagaga soo horjeedo dowladda...

Sarkaalkii Sababta U Ahaa In Somaliland Iyo Midowga Yurub Kala Fogaadan Oo Shaqadii Ka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Ergaygii midowga yurub u qaabilsanaa Somaliland iyo somaliya danjire Michele CervoneDurso oo la aaminsan yahay inuu sabba u aha kala fogaanshaha Somaliland...

Koox Cusub oo Ka Dillaacday Deegaannada Somaliland, Lacagana Ka Urursada Dadka

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile, oo ka tirsan mudaneyaasha golaha wakiilada Somaliland, ayaa shaaca ka qaaday in deegaanada Somaliland ay ka dilaaceen...

Tababar Loo Soo Xidhay Garsoorayaasha Iyo Tababarayaasha Kubadda Cagta Somaliland Oo Muddo Socday ...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Somaliland Md. Axmed Cabdi Kaahin ayaa shahaadooyin guddoonsiiyey 60 iskugu jira garsoorayaasha iyo tababaraasha kala...

Guddoomiyaha Hay’adda Qurbajoogga Iyo Wefti Weheliyay Oo Kala Qayabgalay Jaalliyadaha Somaliland Ee Maraykanka Xuska

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha Hay’adda Qurbajoogga Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdi Cabdullaahi Xirsi (Dayaxweerar) ayaa kala qaybgalay Jaalliyadaha Somaliland ee dalka Maraykanka xafladaha loogu debbaal-degayo xuska...