Daawo Muuqaal: Bilicda Laascaanood oo Laga Shaqaynayo

0
Laascaanood, (HargeisaPress) — Dawladda Hoose ee Magaalada Laascaanood oo kaashanaysa ciidamada Ammaanka ayaa saaka oo Isniin ahayd ka bilowday suuqa Khudradda ee Magaaladaasi hawlgal...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Soo Afjaray Dacwad Dhul oo Muddo Dheer Maxkamadda Ku Jirtay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda Somaliland ayaa sulux ku dhameeyay dacwad dhul ah oo muddo dheer maxkamadda ku jirtay. Dhulka...

Wasaaradda Shaqo Gelinta oo Deeq Gaadhsiisay Qoyskii Ay Ka Baxeen Labada Caruur Ah

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Agaasimaha waaxda arrimaha bulshada ee Wasaaradda shaqo gelinta, arrimaha bulshada iyo Qoyska Somaliland Filsan Xuseen Khaliif, ayaa maanta booqatay Qoyskii...

Trump oo ku dhawaaqay in Quddus tahay caasimada Israa’iil

0
WASHINGTON —Madaxweyne Trump ayaa isagoo ka hadlayey aqalka cad wuxuu si rasmi ah u aqoonsaday in magaalada muranku ka taagan yahay ee Quddus ay...

Orodyahanka Mo Farah Oo Shacabka Somaliland Ku Hambalyeeyey Xuska Sanad Guurada 25-naad Ee 18-ka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Orodyahanka Mo Farah oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland balse waddanka Ingiriiska u orda, ayaa muuqaal uu soo duubay waxa  uu...

Fadhigii Golaha Wakiillada oo Furmay, Kadib Khilaaf Hadheeyay Golaha

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Fadhigii golaha Wakiillada Somaliland, ayaa saaka si rasmi ah u furmay, kadib khilaaf maalmo qaatay oo u dhaxeeyay xildhibaannada Golaha,...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Khudbad Farriiin Ah Ku Sagootiyey Dufcaddii 13aad Ee Ka Qalinjebisay Jaamacada...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa ka qaybgalay Xaflada qalinjebinta Jaamacada Hargeysa oo ay maanta 04/09/2016, ka qalinjebiyeen dufcadii 13aad...

Daawo Muuqaal: Tababar Casri ah oo Shaqaale ka Tirsan Warfaafinta loo furay iyo Kuwo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL ayaa tababar u xidhay qaybo ka mid ah hawlwadeenada wasaaradda, qaar kalena...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacbiga ka Tacsiyadeeyay Geerida Sh. Cumar Qowdhan Muxumed

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa dhambaal tacsi ah u diray qoyskii, qaraabadii iyo shacbiga Somaliland oo uu ka...

Agaasimaha Wasaaradda Shaqadda Oo Qalab Xafiiseed Gaadhsiiyay Xafiiska Wasaaradda Ee Boorama

0
Boorama (Hargeisa Press): Agaasimaha guud ee wasaaradda shaqadda iyo arrimaha bulshadda Somaliland Maxamed Cilmi Aadan, ayaa maanta qalab  ku wareejiyay xafiiska ay wasaaradu ku...