Agaasimaha Wasaaradda Shaqadda Oo Qalab Xafiiseed Gaadhsiiyay Xafiiska Wasaaradda Ee Boorama

0
1121

Boorama (Hargeisa Press): Agaasimaha guud ee wasaaradda shaqadda iyo arrimaha bulshadda Somaliland Maxamed Cilmi Aadan, ayaa maanta qalab  ku wareejiyay xafiiska ay wasaaradu ku leedahay magaaladda Boorama.

Waxaana agaasimaha soo dhaweeyay isu-duwaha wasaaradda shaqadda ee Awdal iyo shaqaalaha xafiiskaasi oo uga mahad celiyay qalab xafiiskeedka uu soo gaadhsiiyay.

Halkan Hoose Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here