“Somaliland Waa U Dhib iyo Rafaad Maalin-kasta oo Muuse Xukunka Sii-haysto”

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ayaa si adag uga hadlay Calankii Soomaaliya ee ay Shacabka magaalada Laascaanood shalay ku soo...

Garaad Jaamac Garaad Cali oo Ka Soo Horjeestay Gooni-isutaaga Somaliland

0
Laascaanood (Hargeisa Press) – Garaadka guud ee Beesha Dhulbahante Garaad Jaamac Garaad Cali, oo maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Laascaanood ee xarrunta Gobolka Sool,...

UK oo Aqoonsatay Muhiimadda Deganaanshaha iyo Nabadgelyada Somaliland

0
London (Hargeisa Press) – Wasiiru dowlaha Iskaashiga Caalamiga ah iyo Afrika ee Dowladda Ingiriiska Mr. Andrew Mitchell, ayaa sheegay in Dowladda Ingiriisku ay aqoonsan...

Dowladda Hoose Ee Hargeysa oo Xidhay Gaadhigii Agaasimaha Madaxtooyada

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Dowladda Hoose ee Caasimadda Hargeysa, ayaa saaka shaacisay inay xidhay Gaadhiga Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Somaliland Maxamed Cali Bile. Dowladda Hoose,...

Somaliland oo Cashuur Cusub Ku Soo Rogtay Qaadka Itoobiya

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland, ayaa waxka bedeshay Tacriifadaha ay ku soo rogto Qaadka yimaada dhulkeeda ee inta badan ka yimaada Itoobiya iyo...

Odayaasha Beelaha Hawiye: “Reer Laascaanood Ha Joojiyaan Durbaanka Colaadeed Ee Qabiileysan”

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye, ayaa baaq nabadeed ka soo saaray xiisadda maalmihii dambe ka taagneyd magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Odayaasha...

Madaxweyne Biixi oo Kormeer Kedis Ah Ku Tagay Jidka Hargeysa By-pass

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu galabta Maqribkii kormeer kadis ah ku tagay wadada 200 boqol ee Waqooyiga...

Wefdi Wasiiro Ah oo Gaadhay Magaalada Laascaanood

0
Laascaanood (Hargeisa Press) – Wasiirka wasaaradda arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed iyo Wefdi Wasiiro ah oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaadhay magaalada Laascaanood...

Xasan Sheekh oo Somaliland Ugu Baaqay Inay Xiisadda-Laascaanood Ku Dhamayso Xal-nabadeed

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ugu baaqay Somaliland inay xal nabadeed ku dhameyso xiisadda ka taagan magaalada Laascaanood. Xasan Sheekh,...

Xildhibaanada Golaha-Wakiillada Somaliland oo Ku Gacanseydhay Guddigii Uu Magacaabay Aadan Madoobe

2
Hargeysa (Hargeisa Press) – Qaar ka mid ah Xildhibaanada golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ka hadlay aragtidooda ku aadan Guddi uu dhawaan Guddoomiyaha Baarlamaaka Soomaaliya...