Somaliland oo Beesha Caalamka U Soo Bandhigaysa-Maxaabiistii Ay Dagaalka Ku Qabatay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay markale cadaysay in ay hayso maxaabiis ka tirsan ururka argagixisada ah ee Al-shabaab, iyo Maleeshiyo...

Dagaal Xoogan oo Markale Ka Dhacay Magaalada Laascaanood

0
Laascaanood (Hargeisa Press) – Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarrunta gobolka Sool, ayaa waxaa ay sheegayaan in saaka markale dagaal xoogan uu...

Madax-dhaqameedka Somaliland: “Waa In Shuruud La’aan Lagu Joojiyo Xabada”

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madax-dhaqameedka iyo Salaadiinta Somaliland, ayaa waxaa ay bayaan ka soo saareen dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee ay Ciidamada Somaliland...

Golaha Guurtida oo Baaq Ka Soo Saaray Dagaalka Laascaanood

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Mudanayaasha golaha Guurtida, ayaa waxaa ay baaq ka soo saareen dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Waxaanay mudanayaasha...

Ciidamada Qaranka Somaliland oo Fashiliyay Weerarro Lagu Soo Qaaday

0
Laascaanood (Hargeisa Press) – Ciidamada Qaranka Somaliland ee ku sugan magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, ayaa iska difaacay weerar qorsheysan oo subaxnimadii hore...

Xukuumadda Somaliland oo Go’aamo Ka Soo Saartay Xaaladda Laascaanood

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa waxaa ay galabta isugu yimaadeen shir deg deg ah oo ka qabsoomay qasriga madaxtooyada. Shirkan, ayaa...

Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex oo U Jawaabay Axmed Muumin Seed

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Guddoomiyaha Gobalka Maroodijeex Maxamed Cilmi Axmed, ayaa jawaab kulul ka bixiyay qoraal ka baxsan anshaxa siyaasadda oo uu baahiyay Wasiirkii...

Iska Hor-imaad Laascaanood Ku Dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo Kooxo Hubeysan

0
Laascaanood (Hargeisa Press) – Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarrunta gobolka Sool, ayaa waxaa ay sheegayaan in Kooxo Hubaysan ay weerareen fadhiisimada...

Ilhaan Cumar oo Laga Saaray Guddiga Arrimaha Dibadda Ee Congress-ka

0
Washington (Hargeisa Press) – Xisbiga Jamhuuriga, ayaa Xildhibaan Ilhaan Cumar ka xayuubiyay xubinimadii guddiga arrimaha dibadda ee Aqalka Congress-ka Mareykanka, taasoo muujinaysa xiisadda ka...
Wasiir Kaahin oo Lagu Eedeeyay Sharci Jebin

Wasiir Kaahin oo Sheegay In Aanay Xukuumaddu Ogolaan Doonin Khal-khal-gelinta Laascaanood

0
Laascaanood (Hargeisa Press) – Wasiirka arrimaha Guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in xukuumadu aanay ogolaaynayn in nabadgalyada Laascaanood ay khal-khal gasho. Wasiirka oo...