Mareykanka oo $5 Milyan Dul-dhigay Madaxa Sarkaal Ka Tirsan Al-Shabaab

0
Washington (Hargeisa Press)- Dowladda Mareykanka, ayaa 5 milyan oo dollar dul-dhigtay madaxa sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kaas oo magaciisa lagu sheegay,...
Cabdillaahi Dirawal

Cabdillaahi Dirawal oo Fariin U Diray Xildhibaanada Golaha Wakiillada

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed Mujaahid Cabdilaahi Xuseen Iimaan Cabdilaahi (Darawal), ayaa ka hadlay tartanta loogu jiro Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ee uu...

Qodobo Laga Soo Saaray Shir Madaxeedkii Urur Goboleedka IGAD

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Waxaa magaalada Jabuuti lagu soo gaba-gabeeyay shir madaxeedka 14-aad ee caadiga ah ee Madaxweynayaasha iyo Ra’iisal Wasaareyaasha dalalka xubnaha ka ah...

Somaliland oo Fariin U Dirtay Shirka Urur Goboleedka IGAD Ee Jabuuti

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa waxaa markii ugu horeysay ay ka hadashay shirka Urur-goboleedka IGAD uga furmay dalka Jabuuti. Xukuumadda Somaliland, ayaa ugu...

Wefti Ka Socda Shirkadaha Isgaadhsiinta Taiwan oo Somaliland Soo Gaadhay

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wefti ganacsato ah oo ka socda Shirkadaha Isgaadhsiinta ee dalka Taiwan oo ay hoggaaminaysay ICDF Taiwan, ayaa waxaa ay maanta soo...

Loollanka Guddoomiyaha Wakiillada oo Hadheeyay Saaxadda-Siyaasadda Somaliland iyo Duruufaha Ku Xeeran

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Loollan xamaasadaysan, ayaa hadheeyay jawiga siyaasadda Somaliland, kaddib markii Guddoomiyihii gollaha Wakiillada Somaliland Cabdirsaaq Khaliif Axmed uu si rasmi ah ugu...

Shir Madaxeedka IGAD oo Maanta Ka Furmay Jabuuti

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Waxaa maanta ka furmaya magaalada Jabuuti shir madaxeedka 14-aad ee caadiga ah ee Madaxweynayaasha iyo Ra'iisal Wasaarayaasha dalalka xubnaha ka ah...

Hoggaanka Xisbiga KULMIYE oo Kormeeray Goobaha Kaadh-qaadashada Ee Degmooyinka Hargeysa

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiye ku-xigaanka labaad ee xisbiga KULMIYE Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere) iyo xubno saraakiil ah oo xisbiga ka tirsan oo uu...

Somaliland oo Xukun Milateri Ku Riday Xubin Ka Tirsan Al-shabaab

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa Xubin ka tirsan kooxda Al-shabaab ku xukuntay 9 sanno oo xabsi ciidan ah. Fadhigii Maxkamadda darajada koowaad ee...

Xisbiyada Sweden oo ka Dalbanaya Baarlamaanka Aqoonsiga Somaliland

0
Stockholm (HargeisaPress)- Xisbiyada dalka Sweden ayaa la sheegay inay ka dalbanayaan baarlamaanka aqoonsiga Somaliland, isla markaana ololahiisa ku jiraan laba xisbi oo dalka ah. Markus...