Xildhibaanada Baarlamaanka Canada oo Shahaado Ku Maamuusay Guddoomiyaha Xisbiga-Kulmiye Ee Canada

0
Otowwa (Hargeisa Press)- Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Dalka Canada, ayaa shahaado sharaf ay ku aqoonsadeen Jaaliyadda Somaliland ee Wadanka Canada gaar ahaan Magaalada Otowwa...

Madaxweynaha Somaliland oo Daah-furay Imtixaanka Shahaadiga Ah

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada Afraad ee dugsiyada sare iyo siddeedaad ee dugsiyada Hoose...

Baarlamaanka Ingiriiska oo Laga Horjeedin Doono Mooshin La Xidhiidha Aqoonsiga Somaliland

0
London (Hargeisa Press)- Xildhibaan Gavin Williamson, ayaa la filayaa inuu mooshin la xidhiidha aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland ka horjeediyo baarlamaanka dalka Ingiriiska bilowga bisha July...

Shirkadda Caymiska Ee Takaful oo Dhameys-tirtay Adeegyaddii Caymiska

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha shirkadaha Caymiska ee Takaful Cumar Xaaji Xuseen Cumar Xaashi, ayaa golaha Guurtida ku boggaadiyay ansixinta Xeerka shirkdaha Caymiska Somaliland, waxa...

Mareykanka oo $5 Milyan Dul-dhigay Madaxa Sarkaal Ka Tirsan Al-Shabaab

0
Washington (Hargeisa Press)- Dowladda Mareykanka, ayaa 5 milyan oo dollar dul-dhigtay madaxa sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kaas oo magaciisa lagu sheegay,...
Cabdillaahi Dirawal

Cabdillaahi Dirawal oo Fariin U Diray Xildhibaanada Golaha Wakiillada

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed Mujaahid Cabdilaahi Xuseen Iimaan Cabdilaahi (Darawal), ayaa ka hadlay tartanta loogu jiro Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ee uu...

Qodobo Laga Soo Saaray Shir Madaxeedkii Urur Goboleedka IGAD

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Waxaa magaalada Jabuuti lagu soo gaba-gabeeyay shir madaxeedka 14-aad ee caadiga ah ee Madaxweynayaasha iyo Ra’iisal Wasaareyaasha dalalka xubnaha ka ah...

Somaliland oo Fariin U Dirtay Shirka Urur Goboleedka IGAD Ee Jabuuti

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa waxaa markii ugu horeysay ay ka hadashay shirka Urur-goboleedka IGAD uga furmay dalka Jabuuti. Xukuumadda Somaliland, ayaa ugu...

Wefti Ka Socda Shirkadaha Isgaadhsiinta Taiwan oo Somaliland Soo Gaadhay

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wefti ganacsato ah oo ka socda Shirkadaha Isgaadhsiinta ee dalka Taiwan oo ay hoggaaminaysay ICDF Taiwan, ayaa waxaa ay maanta soo...

Loollanka Guddoomiyaha Wakiillada oo Hadheeyay Saaxadda-Siyaasadda Somaliland iyo Duruufaha Ku Xeeran

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Loollan xamaasadaysan, ayaa hadheeyay jawiga siyaasadda Somaliland, kaddib markii Guddoomiyihii gollaha Wakiillada Somaliland Cabdirsaaq Khaliif Axmed uu si rasmi ah ugu...