Dawlada Jabuuti oo Ogolaanshihii kala Noqotay Shirkada DP-World Iyo Eedaymo ay u Jeedisay

0
Jabuuti, (HargeisaPress) — Shirkada DP-World oo ku dagaalamaysa sidii ay u wadi laheyd hawsha ay ka wadey Dekada Jabuuti kadib markii ay Xukuumada Dawlada...

Carwada Sacadadiin Super Market Oo Soo Bandhigtey Dhamaanba Agabka loogu Talo Galey Maalinta Ciida...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Carwada Sacadadiin Super Market oo ku taala duleedka buurta kala jeexan ee galbeedka ee magalada Hargeysa ayaa Habeenkii Xaley soo bandhigtay...

Xidhiidhkii Somaliland iyo Ethiopia Oo Cakirmay: Madaxwayne Siilaanyo Iyo Xubno ka tirsan Xukuumadiisa Oo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Xidhiidhka Somaliland iyo Ethiopia ayaa hadda gaadhay heerkii ugu xumaa ee ina soo mara inta la xasuusankaro, iyadoo shaki wayn oo...

“Meelina Jano Noqon Kari Mayso Meelna Meel Lagu Ooman Yahay Noqon Kari Mayso “Wasiirka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaarada Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyi galinta Somaliland Md:Cabdilaahi Daahir Cukuse ayaa ka hadlay khilaaf maalmihii udanbaysay ka taagnaa Mashruuca Biyo...

Dhakhaatiir Ka Qalin Jabisay Jaamacada Hageysa Oo Habeenkii Xalay Xaflad Balaadhan Loogu Sameeyey Magaalada...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Dufcaddii shanaad ee kuuliyadda caafimaadka Jaamacadda Hargeysa ayaa xalay ka qalinjabisay, kuwaas oo munaasibad loogu hambalyeynayo loogu qabtay hoteel Maansoor ee...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo oo xilalkii ka qaaday badhasaabkii Oodweyne iyo ku xigeenkiisii,...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa galabta bacda afurkii xilkii ka qaaday badhasaabkii gobalka Oodweyne Md. Jamaal Xuseen Hure iyo...

Wasiirkii Hore Ganacsiga Oo MUUSE Biixi Kula Taliyay In Uu Iska Casilo Gudomiyenimadda KULMIYE

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Kulan aan ujeedadiisa si rasmi ah shaaca looga qaadin ayaa habeen hore Huteel Lake Assal ee magaalada Hargeysa ku dhex maray...

Dawladda Ingiriiska Oo Weli Ka Digaysa Amniga Somaliland, Hargeysa Iyo Berberana U Aragta In...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Dawlada Ingiriiska ayaa weli ku dhegan dhaliisha ay u hayso amniga Somaliland, waxaanay muwaadinteedu inay safar ku tagaan ugaga digaysaa sida ay...

Wasiirka Diinta Oo Dawladda Yemen ka Gudoomay deeq ay soo gaadh siisay Somaliland

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland ayaa maanta ka gudoomay dawladda Yemen Deeq isugu jirta Timir, Kutub qur’aan iyo waxyaabo kale, taasi...

Uhuru Kenyatta oo Muslimiinta Kenya Weydiistay inay Dowladda Taageeraan

0
NAIROBI, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in xukuumaddiisu aysan bartilmaameedsanayn bulshada musilmiinta ah ee Kenya ku nool inta ay socdaan howlgallada...