Xisbiga UCID Oo Madaxweyne Siilaanyo Ugu Baaqay Uu Wax Ka Badal Ku Sameeyo Laamaha...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay in uu wax ka badal ku sameeyo laamaha haayadaha aminga dalka...

Hoggaamiyaha Mucaaradka Koonfurta Suudaan oo Booqasho ku Tagay Dalka Djibouti

0
Djibouti , (HargeisaPress) — Hoggaamiyaha mucaaradka Koonfurta Sudan, Riek Machar ayaa ku sugan dalka Jabuuti, waxaan socdaalkiisan uu qayb ka yahay safarro siyaasadeed oo...

Taliyaha Ciidamadda Booliska Somalilnd C/laahi Fadal Imaan Oo Ka War Bixiyay Amaanka Guud Ee...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Taliyaha Ciidaanka Booliska Somaliland Sareeyo Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa sheegay in ciidanka booliska Magaalada Hargeysa gacanta ku soo dhigeen nin...

Al-shabaab oo sarkaal ka tirsanaa hay’adda nabad-sugida ku dishay Muqdisho

0
Muqdisho, (HargeisaPress) — Kooxo hubeysan oo watay gaari yar ayaa saaka ku toogtay degmada Xamar-jajab ee gobolka Banaadir sarkaal ka tirsanaa ha’yadda nabad-sugidda Qaranka...

Madaxweyne Siilaanyo oo gaadhay Addis Ababa iyo Saameynta Soohdinta Xidhan + SAWIRRO

0
Addis Ababa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa shalay si diiran loogu soo dhoweeyey madaarka Bole International ee Addis Ababa, kaas...

Guddoomiyaha Wargeyska Haatuf Oo Ka Hadlay Sida uu U Arko Sii Dayntiisa, Kana Dhawaajiyey...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddoomiyaha Wargeyska Haatuf Md Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa ka hadlay sida uu u arko sii dayntiisa oo sida la sheegay uu...

Xulka Germany oo taariikh Cusub dhigay kuna Guuleystay Koobka Adduunka + SAWIRRO

0
Maracanã, (HargeisaPress) — Xulka Jarmalka ayaa noqday xulkii ugu horeysay ee Yurub ka dhisan ee Koob Adduun ku qaada qaraada Latin Amerika ka dib...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo OO Maanta Dalka Ka Dhoofay iyo Ujeedada Socdaalkiisa + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Mud Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha ee Egal International Airport isaga oo u sii jeeda...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Cafis U Fidiyey Guddoomiyaha iyo Tifaftiraha Wargeyska HAATUF

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa cafis ku siidaayay Guddoomiyaha Wargeysyadda HAATUF iyo Somaliland Times Yuusuf Cabdi Gaboobe iyo...

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Muuse Biixi Oo Xalay Kulan Yeeshay

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo guddoomiyaha KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii u horaysay xalay yeeshay kulan toos...