Somaliland oo Ka Hadashay Amaro Khaldan Ee Hay’adda Duulista Somaaliya Bixisay Oo sobabi gaadhay...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) -Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ay isku dhici gaadheen diyaarado laga leeyahay Qatar iyo Itoobiya, kadib markii ay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya...

Rag ajnabi ah oo ka tirsan kooxda ISIS Soomaaliya oo lagu qabtay Puntland

0
Booliska Puntland ayaa baahiyay in ay gacanta ku dhigeen laba nin oo ajnabi ah oo ka tirsan hugaamiyeyaasha ISIS ee Soomaaliya. Xassan Ibnu Maxamed Ibnu...

Dhammaystirka Heshiiska Somaliland iyo Dawlada Itoobiya Wuxuu Salaan u Noqonayaa Aqoonsiga Dalka

0
Hargaysa (Dawan) Tan iyo intii ay Jamhuuriyadda Somaliland iyo dawladda Itoobiya ay wada gaadheen heshiiska is-afgarad ee iskaashiga dhinaca badda iyo horumarka ah, waxaa...

Masuuliyiinta Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee JSL oo Kulan La Yeeshay Dhigooda Dalka Yugaandha

0
Kambaala (HargeisaPress)– Wefti uu hogaaminayo ku xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Somaliland oo safar shaqo ku jooga dalka Uganda, ayaa waxa ay kulan la qaadanayaan...

Baanka Dhexe Ee JSL Oo Beeniyay Inuu Lacag Cusub Soo Daabacayo

0
Hargaysa (HP): Baanka dhexe ee Somaliland ayaa mar kale ku celiyay in aanay jirin haba yaraatee wax lacag cusub ah oo uu soo daabacanayo. Guddoomiyaha...

Guddiga Is-waafajinta Xeerarka Doorashooyinka Oo Kulamo Yeeshay

0
Hargaysa (HP): Guddida Is-waafajinta Xeerarka Doorashooyinka Golaha Wakiilada JSL oo sii wada kulmadoodii shaqo ayaa maanta goobo kala duwan ku yeeshay Fadhiyadoodii 12aad iyo...

Xoghayaha Guurtida Somaliland ayaa ku wareejiyay Xoghayaha Golaha Wakiillada Xeerarkii Doorashooyinka ee ay saaka...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Xoghayaha Guurtida Somaliland ayaa ku wareejiyay Xoghayaha Golaha Wakiillada Xeerarkii Doorashooyinka ee ay saaka ansixiyeen Golaha Guurtidu. https://youtu.be/QehydFWSni0?si=ZatXcQRVrs41cl14

Wasiirka Waxbarashadda JSL Oo Kulamo La Yeeshay Masuuliyiin Ka Tirsan Wasaaradda Waxbarashadda Kenya

0
Nairobi (HP): Wasiirka Waxbarashada Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), oo dalka Kenya ku sugan ayaa maanta kulamo la yeeshay laamaha ka qayb qaata horumarinta...

Xukuumadda Somaliland oo si Adag u Beenisay Sheegashada Soomaaliya ee koonfurta Badda Gacanka Cadmeed

0
Hargeysa (HargeisaPress)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta, ahna Afhayeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), ayaa caddeeyay in JSL ay...

Dad Oromo ah oo xalay lagu laayay degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo

0
Inta la xqiijiyay 6 qof oo ka soo jeeda qowmiyada Oromada ee dalka Itoobiya iyo qof Soomaali ah ayaa xalay lagu dilay degmada Beledxaawo...