Xukuumada Somaliland Oo Shaaciyay Wakhtiga La Aasayo Marxuum Cabdinaasir Muuse Iyo Halka Lagu Aasi Doono

0
152

Hargeysa,(HargeisaPress)– Gudida qaban qaabada aas Alle Ha,unaxariistee marxuum cabdinaasir muuse Dahable oo ka kooban wasiiro,maayarka gabiley iyo xildhibaano katirsan baarlamaanka Somaliland ayaa galabta shaaciyay in maalinta bari ah la aasi doono marxuumka islamarkaana lagu aasi doono magaalada gabiley.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here