Daawo Muuqaal: Mo Farah Oo ku Guulaystay Tartanka 10,000m Ee Ciyaaraha Adduunka

0
Beijing, (HargeisaPress) —Orodyahanka Mo Farah ayaa ku guuleeystay tartanka 10,000m ee cayaaraha fudud ee adduunka oo maanta ka furmay magaalada Beijing ee dalka Shiinaha. [youtube...

Tahriibayaal laga Badbaadiyay Badda u Dhexeysa Waddamada Liibiya iyo Taliyaaniga + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Ciidamada ilaalada xeebaha ee dalka Taliyaaniga ayaa sheegay inay ka shaqeynayaa samata-bixinta in ka badan 2200-qof oo ka Gudbaya Badda Mediterranean-ka. Tahriibayaashan...

“Madaxda Midawga Afrika Waxaan Cod dheer ugu sheegay in ay dhiirradaan oo ay nala..”...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa sheegay inuu qaar ka tirsan Madaxda Midawga Afrika gaadhsiiyey farriin nuxurkeedu la...

Xidhistii Beebabka Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimada Hargeysa Oo Maanta si Rasmiya loo Bilaabay +...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Waxa Maanta si rasmi ah loo bilaabey xidhistii Beebka Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimada Hargeysa, mashruucan oo aad u balaadhan ayna iska...

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo ku guda jira socdaalkiisi Ethiopia ayaa la kulmay...

0
Addis Ababa , (HargeisaPress) — Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylic oo ay weheliyaan wasiirka Arrimaha dibada Maxamed Biixi Yoonis,...

Daawo Muuqaal: Imisa Mashruuc Ayaa Gobolka Saaxil Laga Fuliyey Sanadkan 2015?

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Md fahmi Cabdi Bidaar ayaa maanta faahfaahin ka bixiyey mashaariic kala duwan oo sanadkan gudihiisa laga fuliyey Gobolkaasi. [youtube...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Ka Qayb-galay Munaasibada Qalin Jabinta...

0
Addis Ababa , (HargeisaPress) — Arday reer Somaliland ah oo wax ku bartay Jaamacadda New Generation laanteeda Hargeysa, ayaa maanta xafladda Qallin-jabintooda lagu qabtey...

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Wefti Kuwait Ka Socda + Daawo SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxaned Siilaanyo, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley wafti ka socday  dalka kuwait oo uu hogaaminaayey madaxa hay”adda samofalka ...

Cabashadii Xildhibaannada Awdal iyo Salal oo Is Afgarad Laga Gaadhay

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Shir guddoonka golaha wakiillada Somaliland iyo xildhibaannada Awdal iyo Salal ayaa maanta shir jaraa’id oo ay wada jir u qabteen ku...

Daawo Muuqaal: Suxufiyiinta Somaliland oo lagu tababarayo horumarinta Bulshada

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiir ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Marwo Shukri Xariir Ismaaciil ayaa maanta waxa ay tababar u furtay suxufiyiin ka...