Daawo Muuqaal: Suxufiyiinta Somaliland oo lagu tababarayo horumarinta Bulshada

0
763

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiir ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Marwo Shukri Xariir Ismaaciil ayaa maanta waxa ay tababar u furtay suxufiyiin ka kala tirsan qaybaha warbaahinta dalka, tababarkaas oo ay soo qabanqaabiyeen Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA kuna saabsan horumarinta bulshada.

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here