Eedaha Loo Jeediyey Qatar oo Galaafatay Mudanayaal Ka Tirsan Baarlamaanka Yurub

0
London (Hargeisa Press) – Fadeexaddii ruxday baarlamaanka Midowga Yurub, ayaa haatan noqotay mid qoto dheer, ka dib markii toddobaadkii hore la soo jeediyey in...

Turkish Airlines Oo Duulimaadyo Toosa Ka Bilaabaysa Somaliland

0
Istanbul (Hargeisa Press): Shirkadda diyaarradaha ee Turkish Airlines ayaa shaacisay in ay duulimaadyo cusub ka bilaabayso caasimadda Somaliland ee Hargaysa. Waxaanay Hargaysa ka mid noqonaysaa...

Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland oo Daaf-furtay Dugsi Casri ah oo Loogu Talogalay...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland, ayaa si rasmi ah u daah-furtay dugsi waxbarasho oo loogu talogalay inay aqoon iyo...

“Xabadda Caasha-badhida ahi Wanankeena waaweyn ayay la qiime tahay”…

0
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa markii u horaysay ka hadashay tiradda rasmiga ah ee xayawaanka Xamaarratadda ee loo...

Musharrax 3aad Oo Ku Soo Biiray Tartan Loogu Jiro Guddoomiye-nimada Golaha Wakiillada Ee Soo...

0
Hargaysa (HP): Musharixii Madaxweyne ku-xigeen ee xisbiga mucaaradka ee UCID Prof.  Axmed Muuse Abyan,  ayaa shaaciyay inuu u sharaxan yahay golaha Wakiiladda Somaliland doorashooyinka...

Jaamacadda Admas Oo Kulan Qiimayn ah U Qabatay Arday

0
Hargaysa (HP): Kuliyadda ICT-ga ee jaamacadda Admas faraceedda magaaladda Hargaysa ayaa qabatay kulan lagu qiimaynayay ardaydii kaalmaha hore ka galay barnaamij. Munaasibadaasi oo ay soo...

Jidka Bali-gubadle iyo Dhagax-buur oo Dhismihiisu Meel Fiican Marayo

0
Harshin (HP): Shacabka degmada Xarshin ee gobolka Faafan iyo ka degmada Dhagax-buur ee gobolka Jarar, ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa iska kaashaday dhismaha...

Gudoomiyaha Ha’yadda Shaqalaha Dawlada Jsl Oo Shahaadooyin Gudoonsiiyey Shaqaale KaTtirsan Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha

0
Hargeysa,(HargeisaPress)— Xaflad Aad U Balaadhan oo ay soo Agaasintay Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranku ayaa Maanta lagu qabtay xarunta Hay’adda Taasi  oo ujeedadeedu ahayd...

Somaliland: Gudoomiye Maxkamadeed Oo Lagu Dilay Qarax Loogu Xidhay Gaadhigiisa

0
Hargeysa(HargeisaPress)- Gudoomiyihii maxkamada gobolka gobolka Sool Xasan Sheekh Ayaa geeriyooday ka dib markii qarax loogu xidhay gaadhigiisa. Warar Shabakadda HargeisaPress soo gaadhaya magaalada Laascaanood ayaa...
Xisbiga KULMIYE

KULMIYE: Siraha Khiyaamo Ee U Qorshaysan Labadda Wadaad Qarraxa Kusoo Socda iyo Utumaha U...

0
Hargeysa(HargeisaPress)-Inkastoo Shacabka Somaliland Badankiisu hadalhayo Marxalada Siyaasadeed ee Wakhtigan Dalku Marayo, haddana Waxa aan muran ka joogin, in Damacyo isdhaafsani  ka dhex guuxayaan Xisbi...