Somaliland: Xaaladihii Ugu Danbeeyay Ee Caabuqa Corona Virus

0
Hargaysa (HP):  Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa ka warbixiyay xaaladihii ugu danbeeyay ee caabuqa Corona Virus iyo halka ay marayso hawsha ka...

Somaliland oo laga helay Saddex qof oo kale Oo Qaba COVID 19

0
Hargeysa— Wasiir Horumarinta Caafimaadka Somaliland Ayaa Sheegay In 3 Qof Oo Kiisaskii Xanuunka Corona Ah Laga Helay Somaliland. Wasiirka caafimaadka Somaliland wuxuu sheegay in seddex...

Awdal: Waddo Laga Hirgeliyay Buurta Siimoodi Oo Xadhiga Laga Jaray

0
Boorama (HP): Wasiirka wasaaradda macdanta iyo tamarta ee Somaliland ayaa maanta xadhiga ka jaray Waddo laga hirgeliyay buurta Siimoodi ee gobolka Awdal taasoo dhererkeedu...

“Xabadda Caasha-badhida ahi Wanankeena waaweyn ayay la qiime tahay”…

0
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa markii u horaysay ka hadashay tiradda rasmiga ah ee xayawaanka Xamaarratadda ee loo...

Musharrax 3aad Oo Ku Soo Biiray Tartan Loogu Jiro Guddoomiye-nimada Golaha Wakiillada Ee Soo...

0
Hargaysa (HP): Musharixii Madaxweyne ku-xigeen ee xisbiga mucaaradka ee UCID Prof.  Axmed Muuse Abyan,  ayaa shaaciyay inuu u sharaxan yahay golaha Wakiiladda Somaliland doorashooyinka...

Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeer Ku Tegay Taliska Ciidamadda Qaybta 31aad Ee Maroojijeex

0
Hargaysa (HP): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta kormeer isugu jira wacyigelin iyo kormeer ku tegay taliska guud ee ciidanka qaranka iyo xerada ciidanka ee...

Saylac: Guddigii Nabadaynta Beelaha Degmadda Gar-gaara Bari Oo Go’aamo Soo Saaray

0
Saylac (Hargeisa Press): Guddigii nabadaynta ee dhex dhexaadinayay  laba beelood oo dhawaan shaqaaqo ku dhex martay degaanka degmadda Gar-gaara Bari ee gobolka Selel ayaa...

Dawladda Hoose Ee Burco Oo Baaq U Dirtay Bulshadda Magaaladaasi

0
Burco (Hargeisa Press.com): Xubno ka tirsan golaha degaanka Burco iyo xoghayaha fulinta dawladda hoose ee Burco ayaa ugu baaqay guud ahaanba bulshadda in ay...

Madaxweynaha Oo Kulan La Qaatay Ururka WADA-JIR Ee Ay Ku Bahoobeen Sarrifleyaasha Somaliland

0
Hargeysa,(HargeisaPress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay hoggaanka sare ee ururka sarriflayaasha Somaliland ku bahoobeen ee WADA-JIR. Kulanka uu madaxweynuhu...

Amaanka Magaalada Muqdisho oo Aad Loo Adkeeyay

0
Muqdisho (Hargeisapress)- Iyadoo lagu wado in maalinta berri ah magaalada Muqdisho laga soo dajiyo meydka guddoomiyihii gobolka Banaadir Eng Cabdirxamaan Cumar Cismaan Yariisoow ayuu...