Dawladda Itoobiya Oo Sheegtay Inay Xoojinayso Isticmaalka Dekedaha Gobolka Ee Ta Somaliland Ka Mid...

0
Addis Ababa (HargeisaPress) – Dawladda Federaalka Itoobiya ayaa sheegtay inay kordhinayso Tirada Dekedaha ay Isticmaasho, maaddaama oo Itoobiya tahay dal dhul ahaan ballaadhan oo...

Jig-jiga: Guddiga Xakamaynta Faafitaanka Coronavirus Oo Xidhay Meherrado Ganacsi

0
Jig-jiga (HP): Guddiga ka hor taga faafitaanka caabuqa Coronavirus ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa qaaday tallaabooyin ad-adag oo lagu soo rogay bulshadda gaar...

Ceel-Afweyn: MCH Laga Hirgeliyay Deegaanka Beer-wayso

0
Ceel-Afweyn (Hargeisa Press): Maayarka degmadda Ceel-afweyn iyo guddoomiyaha haayadda maxaliga ah ee TAAKULO ayaa dhagax dhigay xarun caafimaad oo laga hirgelin doono deegaanka Beer-wayso...

Wasiirka Caafimaadka Oo Xadhiga Ka Jaray MCH iyo Addeegyo Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyay...

0
Arabsiyo (HP): Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland  uu wehelinayay agaasimaha guud ee wasaaradaasi ayaa maanta xadhiga ka jaray addeegyo cusub oo lagu soo kordhiyay cusbitaaladda...

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiillada oo Sheegay in Ansixintii Xeerka Ururrada Siyaaadda Loo Maray...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay in Xeerka ururrada siyaasadda ee dhawaan...

Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Sharaxay Qorshaha Xukuumadda Ee Arrimaha Dhalinyaradda

0
“Xukuumadda waxaa ka go’an in si buuxda loo taageerro waxbarashadda iyo shaqo abuurka dhalinyaradda wadanka  iyo barnaamijyadda lagu taageerayo”… C/raxmaan Saylici “Waxaan idiin sheegayaa in...

Beesha caalamka Oo Canbaareeyay Dib U Dhaca Doorashooyinka Somaliland

0
Brussels (HP): Dawladaha Somaliland ka taageera horumarka iyo dimoqraaddiyadda iyo ururo caalami ah ayaa walaac ka muujiyay dib u dhaca ku yimid doorashooyinka Somaliland. Warsaxaafadeed...

Hargaysa: Maareeyaha Madbacadda Qaranka Oo U Jawaabay Boqor Buurmadow

0
Hargaysa (HP): Maareeyaha madbacadda qaranka Somaliland ayaa ka jawaabay hadallo dhaliil iyo eedayn ah oo uu shalay xukuumadda u jeediyay boqor Cismaan Aw Maxamuud...

Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland oo Buugaag Ku Wareejiyay Dugsiga Aadan Isaaq

0
Boorama (Hargeisa Press)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), ayaa 20 buugaag ku wareejiyay maamulka dugsiga sare ee Aadan Isaaq, ee magaaladda...

Mubaarig Bidhi iyo C/rashiid Magoolo Oo Hanbalyo U Diray Maayarka Cusub Ee Burco

0
London (HP): Guddoomiyaha xisbiga Waddani ee dalka UK C/rashiid Magoolo, iyo Mubaarik Yuusuf Cilmi (bidhi), ayaa hanbalyo u diray maayarka iyo maayar ku-xigeenka magaaladda...