Gudoomiyaha Ha’yadda Shaqalaha Dawlada Jsl Oo Shahaadooyin Gudoonsiiyey Shaqaale KaTtirsan Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha

0
583

Hargeysa,(HargeisaPress)— Xaflad Aad U Balaadhan oo ay soo Agaasintay Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranku ayaa Maanta lagu qabtay xarunta Hay’adda Taasi  oo ujeedadeedu ahayd in lagu abaal mariyo Shaqalihii ugu shaqada wanaagsanaa Shaqalaha HQBQ JSL ee sanadka 2019.

Xafladaasi Oo Ka soo qaybgalay Gudoomiyaha haayada iyo masuuliyiin kale oo ka socday xukuumada oo ay kamid yihiin Gudoomiyaha Hay’adda Shaqalaha Dawladda , Gudoomiye xigeenka Hay’adda maamul Wanaaga ,

Waxa Ugu Horayn Halkaasi ka hadlay Agasimaha Waaxda Shaqalaha ee Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Kaasi oo ku dheeraaday Warbixinta Shaqalaha Hay’adda Iyo ujeedada Xafladani is-markana tilmaamay Horumarka shaqalaha ee dhinacayada Maamul Wanaaga ,ilaalinta sacadaha Shaqada , kor uqaadista aqoonta shaqalaha iyo Dhiirigelintada shaqalahaba.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKA

LEAVE A REPLY