Madaxweyne Biixi oo Kulan La Qaatay Safiirka Midowga Yurub

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan sagootin ah la yeeshay safiirka midowga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya...

Xukuumadda Somaliland Oo Diyaarinaysa Siyaasadda La Dagaalanka Mukhaadaraadka

0
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in ay samaynayaan siyaasad qaran oo ku waajahan la dagaalanka Mukhaadarraadka. Iyadoo sidii...

Bandhigga Buugaagta Hargeysa oo Maalintii Labaad Galay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, waxaa Maalintii labaad ka socda bandhigga caalamiga ah ee Buugaagta  Hargeysa, kaasi oo ay sannad...

Xildhibaanadda Goleyaasha Deegaanka Dalka Oo Tababar Loo Qabanayo

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa shaaciyay in dhawaan tababar loo qaban doono dhamaanba maayarrada degmooyinka dalka iyo xildhibaanadoodaba. Tababarkaasi...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Kormeeray Taliska Ciidanka Dab-demiska iyo Dhismaha Xarunta Gargaarka Deg...

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna guddoomiyaha guddida ka hor tagga xanuunka Covid-19, ayaa maanta kormeeray dhismaha...

Wasiirka Biyaha oo Shaqada Ka Joojiyay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradaasi

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa shaqada ka hakiyay Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaasi Maxamed Xasan Dirir. Wasiirka,...

Xafiiska Taiwan Ee Somaliland oo Noqday Xafiiska Ugu Meeqaamka Sareeya Dalalka Dunida

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Warbaahinta kala duwan ee dunida, ayaa waxka qoray dedaallo ay Dawladda Taiwan kor ugu qaadayso Xidhiidhka diblumaasiyadeed ee ay la...

Xukuumadda oo Hirgelinaysa Xafiis Qaabilsan Faaf-reebka Qoraallada Buugaagta

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay gacanta ku hayso hirgelinta hay’ad dowladeed oo qaabilsan faaf-reebka Buugaagta ay qoraan bahda...

Madaxweyne Biixi oo Dhammaystiray Isku-shaandhayn Uu Ku Samaynayo Xukuumaddiisa

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu dhammaystiray isku-shaandhayn ballaadhan oo uu ku samaynayo xukuumaddiisa, Sida ay ilo xogogaal...

Xildhibaan Maydhane: Waxaanu Ka Tagnay Caddaalad Darada Muuse Biixi

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xildhibaan Maxamed Xuseen Maydhane oo xisbiga Kulmiye uga soo baxay gobolka Awdal, ayaa ku dhawaaqay in uu taageerayo isbahaysiga xisbiyada...