Fanaanadda Shamis Qarda Jeex Oo Si Murugo Leh Uga Hadashay Arrimo Taagan

0
Toronto (HP): Halkan ka Daawo: Fanaanada weyn ee Shamis Qarda Jeex oo si Murugo leh uga Hadashay arimo taagan: https://youtu.be/3ik1SgYdvw0 Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

Kooxo Hubeysan oo Bujumbura ku dilay Taliyihii hore ee Nabad-sugidda Burundi

0
BUJUMBURA , (HargeisaPress) — Taliyihii hore ee Sirdoonka Dalka Burundi oo ay aad isugu dhawaayeen Madaxweynaha dalkaas, Pierre Nkurunziza ayaa lagu dilay maanta oo...

Madaxweyne; Maxaa Loo Joojiyay Mashruucii Biyo Balaadhinta Caasimada Hargeysa Ee Uu Jarmalku Maalgelinayay?

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Go’aanka ay wakaaladda biyaha Hargeysa ku joojisay qandaraaskii biyo balaadhinta caasimadda Hargeysa ayaa keenay in bulshada reer Hargeysa ay su’aalo badan iska...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Hogaaminaya Wefti Balaadhan Oo Maanta Safar Ugu Baxay Gobolada Bari oo...

0
Burco, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo hogaaminaaya wefti balaadhan ayaa saaka safar ugu baxay gobolada Saaxil iyo Togdheer halkaas oo madaxweynuhu...

Hambalyada Madaxweynaha JSL Ee Sanadka Cusub 2020-ka

0
Hargeysa,(HargeisaPress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu curashada Sannadka Cusub ee miilaadiga 2020-ka awgeed, kuna beegan Arbacada 01/01/2020-ka uu Hambalyo u dirayaa...

Masuuliyiinta Saddexda Xisbi Qaran Oo Kulan Ka Yeeshay Qodob Caqabadda Ku Ah Doorashooyinka Somaliland

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Kulan ay iskugu yimaadeen masuuliyiinta saddexda xisbi qaran iyo masuuliyiinta akadamiyada nabadda ayaa lagaga arinsanayay waxa laga yeelayo saami qaybsiga kuraasta gobolada...

Kulan Saddex geesood ah oo ay isugu yimaadeen Xukuumada, Komishanka Dooraashooyinka iyo Masuuliyiinta Xisbiyada...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) —Kulan Saddex geesood ah oo ay isugu yimaadeen Xukuumada, Komishanka Dooraashooyinka iyo Masuuliyiinta Xisbiyada Qaranka oo lagu gorfeeyey muwaadiniin mudo  badan waayey...

Madaxweynaha Somaliland oo Kulan La Yeeshay Ganacsatadda Dalka

0
Hargeysa (HP): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xalay xarunta madaxtooyadda kulan kula yeeshay ganacsatadda dalka. Kulankaasi ayaa lagaga doodayey sidii wada-jir loogaga tashan...

Faallo:Meeyay Madaarkii Burco Maxaa Hortaagan Ee Loo Samayn Waayay Ma Waxaa La Rabaa In...

0
Burco , (HargeisaPress) — Faallo:Meeyay Madaarkii Burco Maxaa Hortaagan Ee Loo Samayn Waayay Ma Waxaa La Rabaa In Sidaa Codkale Shacabka Reer Burco Kulmiye...

SOLJA oo Ku Baaqday Sii Deynta Suxufiyiin Ku Xidhan Jeelka Mandheera

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa ka hadlay xadhiga Laba Weriye oo Maalintii 7-aad ku xidhan Jeelka Mandheera. Weriyeyaashan oo kala...