Hargeysa: Ganacsato Is Xilqaantay Oo Dhexdhexaadinaya Madaxweyne Biixi Iyo Ganacsade Axmed Cismaan Geelle

0
Hargeysa(HargeisaPress)- Qaar ka mid ah ganacstada Somaliland ayaa bilaabay dedaalo ay ku dejinayaan xiisada ka dhalatay arrinta Ganacsade Axmed Cismaan Geele. Ganacsatadan oo iskood isu...

Saaxil: Nin Qaba Xanuunka Dhimirka Oo Xalay Weeraar Ku Qaaday Maqaaxi Ku Taala Magaalada...

0
Sheikh, (HargeisaPress) —Wararka naga soo gaadhaya  degmada Sheekh ee gobolka Saaxil ayaa sheegaya in xalay fiidkii abaaro 8-dii habeenimo uu nin maskaxda ka jiran...

Nuxurka Khudbad Uu Golaha Baarlamaanka Somaliland Ka Hor Jeediyay Mudane Ka Tirsan Baarlamaanka Yurub...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Mr James oo ah mudane ka tirsan baarlamaanka dalka Yurub isla markaana safar ku jooga dalka Somaliland ayaa maanta khudbad dhinacyo badan...

Fu’aad Aadan Cadde: Han-fogaan……..Kal-furnaan Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale

0
“Giddigeed adduunyada intii, geesi lagu faanay, Gocasho iyo magac baa ka hadha, gobi u aydaaye, Waad gudatay Muusow xilkii, kula gudboonaaye, Guushii ifkiyo aakhiroba, lagu guddoonsiiye, Gol-dalooladeennii kuwii,...

Daawo Muuqaal: Ciidanka Booliska Oo Hawl gal ka Sameeyay Caasimadda Hargaysa

0
Hargeysa, (HargeisaPress — Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland ayaa maanta faahfaahin ka bixiyay hawl gal ay ka fuliyeen Konfurta bari ee Caasimada Hargaysa. [youtube...

Masuuliyiinta Saddexda Xisbi Qaran Oo Kulan Ka Yeeshay Qodob Caqabadda Ku Ah Doorashooyinka Somaliland

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Kulan ay iskugu yimaadeen masuuliyiinta saddexda xisbi qaran iyo masuuliyiinta akadamiyada nabadda ayaa lagaga arinsanayay waxa laga yeelayo saami qaybsiga kuraasta gobolada...

Shirweynaha Cimilada Adduunka Oo ka Furmaya Magaalada Paris ee Dalka Faransiiska

0
Paris, (HargeisaPress) — Kulan lagu doonayo in lagu gaadho heshiis wax looga qabanaya is-badalka cimilada ayaa ka furmay magaalada Paris ee dalka France; waxaana...

Madaxweyne; Maxaa Loo Joojiyay Mashruucii Biyo Balaadhinta Caasimada Hargeysa Ee Uu Jarmalku Maalgelinayay?

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Go’aanka ay wakaaladda biyaha Hargeysa ku joojisay qandaraaskii biyo balaadhinta caasimadda Hargeysa ayaa keenay in bulshada reer Hargeysa ay su’aalo badan iska...

Shirkadda Kenya Airways oo billowday duullimaad ay toos ugu tageyso Muqdisho

0
Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa maanta billowday adeegga duullimaadka ee toos isugu xiraya magaalooyinka Nairobi iyo Muqdisho, in kastoo horay ay dib ugu...

Hambalyada Madaxweynaha JSL Ee Sanadka Cusub 2020-ka

0
Hargeysa,(HargeisaPress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu curashada Sannadka Cusub ee miilaadiga 2020-ka awgeed, kuna beegan Arbacada 01/01/2020-ka uu Hambalyo u dirayaa...