Daawo Muuqaal: Nuxurka Khudbadii Siyaasi Aadan Wali Ka jeediyay Shirkii Hormarinta Gobolka Gabiley.

0
Gabiley, (HargeisaPress) —Daawo Nuxurka Khudbadii Siyaasi Aadan Wali Ka jeediyay Shirkii Hormarinta Gobolka Gabiley. Halkan Hoose Ka Daawo [youtube https://www.youtube.com/watch?v=xtdJRck3jjs]

Fashilka Masuuliyinta Komishanka Gabiley Iyo Diwaangalinta Oo Bari Ka Bilaamaysa Warbixin: Abdikareem Mahamed

0
GABILEY, (HargeisaPress) —Waxa bari si rasmi ah ugu bilaami doona gobalka gabiley qaadashada kaadhka codeynta ee muwaadinka kastaa xaqa uleeyahay inuu helo iyadoo maalmihii...

Daawo Muuqaal: Hargaysa oo laga furay School layidha TEAK-WONDO Oo lagu barto jimicsiga

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Caasimadda Hargaysa oo laga furay School lagu barto jimicsiga jidhka oo heer caalami ah. Jimicsigu waxuu dhisaa awoodda qofka (Improves Stamina) Marka...

Wasiirka madaxtooyadda oo Wajigabax kala Kulmay shirar beeleedyo uu ka Qayb galay + Maxaa...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka madaxtooyadda somaliland mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa wajigabax kala Kulmay shirar beeleedyo lagaga arinsanayay deegaanadda  Qorilugud iyo Qaloocan oo uu...

Daawo Muuqaal: Wasiirka Beeraha oo Kormeer ku tegay Deegaanka Beer ee Gobolka Togdheer

0
Burco, (HargeisaPress) —Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland Maxamed Aw Daahir oo ay Weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradasi, Isu duwaha Wasaarada Beeraha ee Gobolka Togdheer, Saraakiil...

Daawo Muuqaal: Xildhibaannada Gobolada Galbeedka Ugu Jira Wakiillada Somaliland Oo Sheegay Inaanay Dib U...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Mudaneyaasha golaha wakiillada Somaliland ugu jira gobolada Galbeedka Somaliland(Awdal iyo Salal), ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen Hargeysa waxay ku...

Hargeysa: Ganacsato Is Xilqaantay Oo Dhexdhexaadinaya Madaxweyne Biixi Iyo Ganacsade Axmed Cismaan Geelle

0
Hargeysa(HargeisaPress)- Qaar ka mid ah ganacstada Somaliland ayaa bilaabay dedaalo ay ku dejinayaan xiisada ka dhalatay arrinta Ganacsade Axmed Cismaan Geele. Ganacsatadan oo iskood isu...
Codbixinta Doorashada Jabuuti

Jabuuti oo Loo Darreeray Goobaha Codbixinta Doorashada

0
Djibouti (Hargeisa Press) – Shacabka reer Jabuuti oo ayaa waxaa ay saaka u darreereen  goobaha codbixinta doorashooyinka madaxtinimo oo saaka si rasmi ah uga...

Xogo Kasoo Baxaya Sababaha Telefeeshinka HCTV Looga Saaray Satelite-ka Thaicom 5 Oo Ay Telefeeshinadu...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Telefishinka Horn Cable ee xaruntiisa tahay magaalada Hargeysa ayaa maalintii afaraad ka maqan Satelite-ka Thaicom 5 oo ah Satelite ay ka soo...

Fanaanadda Shamis Qarda Jeex Oo Si Murugo Leh Uga Hadashay Arrimo Taagan

0
Toronto (HP): Halkan ka Daawo: Fanaanada weyn ee Shamis Qarda Jeex oo si Murugo leh uga Hadashay arimo taagan: https://youtu.be/3ik1SgYdvw0 Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.