Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Kulan La Qaatay Garsooreyaasha Maxkamadaha Gobolka Maroodijeex

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed iyo xubno ka tirsan Guddiga caddaaladda, ayaa kulan ballaadhan la...
Guddiga Abaaraha Somaliland

Kulan Dhexmaray Guddiga Abaaraha Somaliland iyo Hay’addaha Caalamiga

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland, ahna Guddoomiyaha Guddiga Gurmadka Abaaraha Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay weheliyaan xubno ka mid...

Banaanbaxyo lagu taageerayo Baarlamaanka Ingiriiska oo ka dhacay gobollada iyo degmooyinka Somaliland + SAWIRO

0
Hargeysa (HargeisaPress) – Dadweynaha Somaliland ee ku nool gobollada iyo degmooyinka Somaliland ayaa saaka iskugu soo baxay banaanbaxyo ay ku taageerayaan doodii Baarlamaanka Ingiriisku...

Madaxweynaha Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Gaadhay Dalka Ethiopia, Si Ballaadhanna Loogu Soo...

0
Addis Ababa,(HargeisaPress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo saaka safar shaqo kaga dhoofay magaalada Hargeysa, ayaa gaadhay...

Agaasimaha guud ee Wasaarada Horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa ka hadlay wajiga cusub ee...

0
Hargeysa (HargeisaPress) Agaasimaha guud ee Wasaarada Horumarinta Caafimaadka Somaliland Maxamed Cabdi Xergeeye ayaa ka hadlay  wajiga cusub ee Xanuunka Covid 19 ee ka bilaabmay...

Duqa Caasimada oo Raaligelin ka bixiyay Ciladii ku Timid Shirkadda Telesom

0
Hargeysa (HargeisaPress) Cabdikariin Axmed Mooge duqa magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in dawlada hoose ee caasimadu ay ka masuul ahayd sababtii keentay ciladii ku timi...

Guddoomiye Axmed Cabdala oo ugu baaqay shacabka Somaliland in ay adkeeyaan Midnimadooda iyo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Guddoomiyaha Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somaliland oo Axmed Cabdala  ayaa ugu baaqay shacabka Somaliland in ay adkeeyaan Midnimadooda iyo wada jirkooda. Guddoomiyaha Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somaliland...

Qarax Goordhawayd Ka Dhacay Magaalada Laascaanood

0
Laascaanood (Hargeisa Press) – Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa waxaa ay sheegayaan in goordhaweyd uu halkaasi ka dhacay...

Itoobiya iyo Shiinaha oo Ka Wadahadlay Kobcinta Qaabab Cusub oo Iskaashi

0
Addis Ababa (Hargeisa Press) – Labaatankii sano ee la soo dhaafay, habka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC), ayaa la caddeeyay inuu yahay madal...

Madaxweynaha JSL iyo Wefti uu hoggaaminayo oo Safar Shaqo Ugu Baxay Gobolka Saaxil+ SAWIRO

0
Berbera,(HargeisaPress) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi  iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo  Safar shaqo maanta kaga ambobaxay caasimadda Hargeysa, ayaa si...