Wasiir Caddaani oo Ka Lib Keenay Qorshihii Dib u Habaynta & Xaqsoorka Shaqaalaha Warfaafinta

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda warfaafinta Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani iyo mas'uuliyiinta wasaaradda ayaa kulan balaadhan maanta la yeeshay shaqaalaha wasaaradda Warfaafinta,kulankaasi oo lagu soo...

Daawo Muuqaal: Maayirkii Hore Ee Borama oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Xil Ka...

0
Boorama, (HargeisaPress) —Xarunta Golaha deegaanka magaalada borama waxaa lagu qabtey munaasibad ay xilka kula kala wareegayeen maayirka cusub ee dagmada borama iyo maaiyirkii hore...

Madaxweyne Xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Xaaladdaha Gobolada Galbeed ka iyo Bariga Somaliland

0
WASHINGTON , (HargeisaPress) — Madaxweyne xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa ka hadlay arrimaha Gobollada Galbeedka iyo Awdal iyo maamulada Khaatumo iyo Wabar ee...

DOODAHA DANYARTA IYO DUGSIYADA GAARKA AH. Qalinka: Axmed Cisman Batuun

0
HargeisaPress —Waa qormadii koobaad ee taxane faaqidi doona kaalinta aqoon barashada gaarka loo leeyahay ku leedahay tacliinta dalka taasoo jihooyin kala duwan mari doonta. Aynu...

Gabiley: Nin Loo Xidhay Lacag Uu Kaga Qaybqaatay Soo Dhaweyntii Madaxweynaha oo Uu U...

0
Gabiley (Hargeisa Press)- Axmed Ciisood Axmed oo ka mid ah Dhalinyaaradda Aqoonyahanka ah ee magaallada Gabiley, ayaa shalay gellinkii danbe xabsiga loo taxaabay ka...

Magaalada Berbera Oo Lagu Laayey Shaqaale Ajaanib Ah Iyo Sababta Keentay + SAWIRRO

0
Berbera,(HargeisaPress) —Shaqaalaha muruqmaalka ee magaalada Berbera ayaa gacanta ula tagay shaqaale ajaanib ah oo ka hawl gala goobo kala duwan oo ku yeela magaaladaasi. Talaabada...

Maxaad Ka Taqaanaa Ra’isalwasaaraha Cusub Ee Ingiriiska?

0
LONDON, (HargeisaPress) —Dalka Ingiriiska  ayaa guda galay maalmo kale oo si lama filaan ah ay siyaasaddu isu badashay kadib markii isniintii ay loolanka xisbiga...
Ekrem Imamoglu

Maxay Tahay Arrinta Lagu Haysto Duqa Istanbul?

0
Istanbul (Hargeisa Press) – Dacwad oogayaasha dalka Turkiga, ayaa baadhitaan ku billaabay duqa magaalada Istanbul Ekrem Imamoglu oo loo haysto dhaqan “xushmad darro ah”...

Agaasimaha Guud Ee Warfaafinta JSl oo Qalab ku wareejiyay Waaxda Dhaqanka.+ SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Mukhtaar Maxamed Cali ayaa waaxda dhaqanka ee wasaaradda warfaafinta ku wareejiyey qalab. Ugu horaynba waxa...

Madaxweynaha Somaliland oo ka Hadlay Qarixii ka Dhacay Buuhoodle

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka hadlay qarixii xalay ka dhacay magaalada Buuhoodle. Sidaasna waxa lagu sheegay dhambaal tacsi ah...