“Waxaanu aragnay waxyaabo waaweyn oo aad qabsateen waxaanan idinku”… madaxweynihii hore ee Nigeria

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Madaxweynaha  Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta  hadhimo-sharafeed Ku maamuusay madaxweynihii hore ee dalka Neyjeeriya Mr. Olusegun Obasanjo,  oo booqasho laba...

Dugsiyada Sare Ee Nuuradiin Schools Oo Gudoonsiiyay Ardeygii Kaalinta Kowaad Galey Jaa,isad Ay Kaga...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Dugsiyada Sare ee Nuuradiin-Schools ayaa maanta ku gudoonsiiyay Ardeygii ugu dhibcaha sareeyay Natiijadii Imtixaanka Shahaadiga ah ee Somaliland Sacad Maxamed Maxamuud Jaa,isad...

Shirkii Golaha Dhaxe ee Xisbiga WADDANI oo Lagu Doortay Murashaxiinta Madaxweyne iyo Ku Xigeen...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Shirkii koowaad ee Xisbiga WADDANI oo si rasmi ah maanta magaalada Hargeysa looggu soo gunnaanaday, ayaa Murashax Madaxweyne looggu doortay Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Masuul Cusub Magacaabay

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-36561/102015 ku magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dib-u-dejinta...

Dallada Nagaad oo Munaasibad-Qalinjebina U Qabatay Haweenka Ku Ganacsada Suuqa Waaheen

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Dallada isku xidhka Haweenka Somaliland ee NAGAAD, ayaa waxaa ay maanta magaalada Hargeysa munaasibad qalin-jebin ah ugu qabatay qaar ka mid...

Somaliland: Kalfadhiga Golaha Wakiillada Oo Furmay iyo Waxyaabaha Uu Kaga Duwan Yahay Fadhiyadii Hore

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Golaha wakiillada Somaliland ayaa kalfadhigiisa caadiga ah ee 29-aad u furmay kadib fasax goluhu ku maqnaa. Guddoomiyaha golaha Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi...

DAAWO MUUQAAL: SIDEE BULSHADA GABILEY U ARAGTAY MAGACAABISTA MAAYARKA GABILEY EE LOO MAGACAABAY WASIIRKA...

0
Gabiley, (HargeisaPress) —Daawo siday bulshada reer gabiley u arkaan magacaabista maayirka gabiley  ee ee wasaaradda warshedaha [youtube https://www.youtube.com/watch?v=-zdOYFhkJWk?feature=player_embedded]   HargeisaPress News Desk — Hargeysa hargeisapress@gmail.com

DOODAHA DANYARTA IYO DUGSIYADA GAARKA AH. Qalinka: Axmed Cisman Batuun

0
HargeisaPress —Waa qormadii koobaad ee taxane faaqidi doona kaalinta aqoon barashada gaarka loo leeyahay ku leedahay tacliinta dalka taasoo jihooyin kala duwan mari doonta. Aynu...

Waddani Oo Ka Hadlay Kulankii Hogaamiyeyaasha Xisbiyadda iyo Madaxweynaha

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa ka hadlay kulan xalay xarunta madaxtooyadda Somaliland ku dhex maray saddexda xisbi qaran, madaxweynaha iyo...

Ciidamada Booliska Somaliland Oo Gacanta Kusoo Dhigay Tahriibayaal Tiro Badan Oo U Dhashay Dalka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Ciidamada booliska Somaliland ayaa gacanta kusoo dhigay in ka badan 60 qof oo tahriibayaal ah isla markaana dhalasho ahaan kasoo jeeda dalka...