Daawo Muuqaal: Maayirkii Hore Ee Borama oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Xil Ka qaadistiisa

0
873

Boorama, (HargeisaPress) —Xarunta Golaha deegaanka magaalada borama waxaa lagu qabtey munaasibad ay xilka kula kala wareegayeen maayirka cusub ee dagmada borama iyo maaiyirkii hore ee dagmadaaas.

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here