Booliska Wajaale Oo Qabtay Maandooriyaha Xashiishadda

0
1206

Tog-Wajaale,(HargeisaPress) — Ciidamadda booliska ee magaaladda Tog-wajaale ee gobolka Gabiley ayaa xalay gacanta ku soo dhigay maandooriyaha loo yaqaano Xashiishadda oo lagu qiyaasay in 19 KG.

Xashiishadan waxaa lagu siday gaadiid noociisu ahaa kuwa loo yaqaano Bijaajta, iyadoo dadkii sitay oo ay gabadh ku jirto la soo qabtay.

 

Sida uu warbaahinta u sheegay taliyaha ciidamadda booliska ee magaaladda Wajaale Gaashaanle Dhexe Maxamed Case.

Taliye Maxamed Case, waxa kaloo uu sheegay in ay noqonayso markii afraad oo ay Xashiishad qabtaan sanadkan aan ku jirno iyo sanadkii tegay.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

https://youtu.be/33kB2ZuFeek

Zayid Hanad M Madar  – HaegeisaPress – Wajaale

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here